Latest Somali Podcast Episodes

Adeeg Wanaag artwork

Sababa iyo Xalka Culeysyada Isu-socodka Dadka iyo Gaadiidka Muqdisho

Adeeg Wanaag - March 04, 2023 09:00 - 31 minutes
Magaalda Muqdisho waxaa sanadihii dambe ka muuqday isbedello dhanka dhismeyaasha waddooyinka, guryaha, gaadiidka, maalgashiga ganacisga, iyo adeegyada kale ee dadweynaha. Hase ahaatee, isbedelladaasi waxaa barbar socday culeysyo kala duwan oo isu-socodka dadka iyo gaadiidka la xiriira, kuwaasoo ...

Adeeg Wanaag artwork

Sare-u-kaca Kirada Guryaha Muqdisho

Adeeg Wanaag - February 08, 2023 13:00 - 31 minutes
Magaalada Muqdisho ayaa aheyd magaalada ugu dadka badan Soomaaliya tan iyo markii magaaleynta xowliga ah uu ka bilowday sanadkii 1960-kii. Dagaalladii kala duwanaa ee tan iyo 1990-kii dhacayay iyo barakacii ka dhashay kadib, dad badan ayaa magaalada kusoo laabtay, oo ay ku jiraan qaar ka yimid d...

Maamul Wanaag artwork

Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntland

Maamul Wanaag - January 25, 2023 12:00 - 22 minutes
Sanadkii 2021, Puntland waxaa ka dhacay doorashooyin dowladaha hoose oo ka qabsoontay 3 degmo. Waxa ay ahayd markii ugu horreysay oo ay doorasho heer degmo ah ka dhacdo Puntland. Qorshihii ahaa in doorashada laga qabto degmooyinka haray dib ayuu u dhacay. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi...

Adeeg Wanaag artwork

Shaqaaleysiinta Dhallinyarada: Tayo-yarida Tacliinta Sare Miyaa Ka Qeyb Qaadanayso Shaqo La’aanta Dhallinyarada Muqdisho?

Adeeg Wanaag - January 21, 2023 12:00 - 27 minutes
Soomaaliya oo leh mid kamid ah shucuubta ugu da’da yar adduunka ayaa haddana kala bar dhalinyarada ay da’doodu ka yar tahay 30-ka sano ay yihiin kuwo shaqo la’aan ah, kadib marka ay tacliinta sare dhammeystaan. Dhinaca kale, dalka waxa uu kasoo kabanayaa dagaallo sokeeye oo daba dheeraaday oo sa...

Adeeg Wanaag artwork

Daadejinta adeegga waxbarashada ee gobolka Benaadir iyo muranka ka taagan

Adeeg Wanaag - December 20, 2022 18:00 - 27 minutes
Somaaliya waxa ay qaadatay nidaam federaal ah, kaasoo hirgelintiisu ay si muuqata u socotay tan iyo sanadkii 2013. Hase ahaatee, gobolka Benadir oo aan maqaamkiisa weli la cadeynin ayaa adeegyada dadweynaha waxaa bixinayay wasaarado kala duwan oo heer federaal ah.   Wasaaradda Waxbarashada, Hid...

Adeeg Wanaag artwork

Naqsahadeynta xalka waara ee Soomaaliya iyo ku saleynta baahiyaha dadka barakcayaasha

Adeeg Wanaag - December 14, 2022 08:00 - 1 hour
Somalia waxaa sanado ka jira barakac baahsan oo ay sababeen coladaha soo laalaabtay iyo dhibaatooyinka la xiriira cimilada. Dowladda iyo haya’daha caalamiga ah ayaa in muddo ah la tacaalayay in la yareeyo ama xal waara loo helo dhibaatada barakaca. Haya’daha caalamiga ah ayaa sameeya dadaallo la...

Maamul Wanaag artwork

Xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho

Maamul Wanaag - December 10, 2022 10:00 - 57 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii Ogosto 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay balse maqaamka caasimadda weli lama caddeynin. Qodobka 9-aad ee dastuurka ayaa sheegaya in arrinta maqaamka caasima...

Adeeg Wanaag artwork

Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka

Adeeg Wanaag - November 17, 2022 04:00 - 33 minutes
Sanadka 2021, waxaa gobolka Benadir kasoo if-baxay kooxo dhallinyaro ah oo loogu magac daray Ciyaal Weero. Kooxahan ayaa si gaar ah uga howlgala degmooyinka ku yaalla daafaha magaalada Muqdisho. Ciyaal Weero waxa ay ku hubeysan yihiin hubka fudud, sida mindiyo, baangado, toorey, ulo iyo mararka ...

Adeeg Wanaag artwork

Soo If-baxa Dhallinyarada Ciyaal Weerada ee Muqdisho: Sababaha iyo Xalka

Adeeg Wanaag - November 17, 2022 04:00 - 33 minutes
Sanadka 2021, waxaa gobolka Benadir kasoo if-baxay kooxo dhallinyaro ah oo loogu magac daray Ciyaal Weero. Kooxahan ayaa si gaar ah uga howlgala degmooyinka ku yaalla daafaha magaalada Muqdisho. Ciyaal Weero waxa ay ku hubeysan yihiin hubka fudud, sida mindiyo, baangado, toorey, ulo iyo mararka ...

Maamul Wanaag artwork

Xulashooyinka awood qeybsi ee nidaamka federaalka Soomaaliya  

Maamul Wanaag - November 10, 2022 07:00 - 1 hour
Soomaaliya markii ugu horreysay waxa ay nidaam federaaal si kumeelgaa ah u qaadatay sanadkii 2004. Madaxweynihii ugu horreeyay ee Puntland oo la dhisay sanadkii 1998 ayaa noqday madaxweynihii dowladdii federaalka kumeelgaarka ee lagu dhisay Kenya sanadkii 2004. Kadib sanado badan oo lagu howlana...

Maamul Wanaag artwork

Policy options for agreeing a model for fiscal federalism

Maamul Wanaag - November 02, 2022 07:00 - 34 minutes
Somalia first formally adopted a federal model in 2004 with the establishment of the Transitional Federal Government. Since then, federalism has been deepened and clarified with the adoption of the Provisional Federal Constitution in 2012 and the subsequent formation of the country’s Federal Mem...

Maamul Wanaag artwork

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

Maamul Wanaag - October 16, 2022 07:00 - 27 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii August 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay. Balse arrimo muhiim u ah qabya-tirka dastuurka iyo dhameystirka qaab-dhismeedka federaalka ayaanan weli laga heshii...

Maamul Wanaag artwork

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

Maamul Wanaag - October 16, 2022 07:00 - 27 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii August 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay. Balse arrimo muhiim u ah qabya-tirka dastuurka iyo dhameystirka qaab-dhismeedka federaalka ayaanan weli laga heshii...

Adeeg Wanaag artwork

Adeegga Caafimaadka ee Gobolka Benaadir: Caqabadaha iyo Xalka

Adeeg Wanaag - October 01, 2022 06:00 - 45 minutes
Kahor burbrukii dowlada Soomaaliya ee 1991-kii, adeegyada bulshadda guud ahaan, gaar ahaan adeegga caafimaadka, waxaa gacanta ku hayay dowladda dhexe. Kadib sanado laga shaqeynayay dib-u-yagleelidda hay’daha dowliga ah ee bixiya adeegga dadweynaha, waxaa suuragashay in adeegyada qaar ee dowladu ...

Maamul Wanaag artwork

Ma la joogaa wakhtigii dib-u-eegis lagu sameyn lahaa Naqshadda Amniga Qaranka ee lagu heshiiyey 2017?

Maamul Wanaag - September 25, 2022 13:00 - 15 minutes
Bishii May ee 2017, madaxda dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ayaa Naqshadda Amniga Qaranka ugasoo heshiiyey shir ka dhacay London. Balse inta laga fuliyey heshiiskaas ayaa aad u kooban.  Shan sano kadib, bishii May 2022, madaxweyne Xasan Sheekh ayay labada gole ee baarlamaanka doorte...

Maamul Wanaag artwork

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 2-aad)

Maamul Wanaag - August 06, 2022 11:00 - 34 minutes
Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 2-aad ee wareysi...

Maamul Wanaag artwork

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)

Maamul Wanaag - July 20, 2022 12:00 - 42 minutes
Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 1-aad ee wareysi...

Maamul Wanaag artwork

Historical Roots and Legacies of Somalia’s Current Governance Systems I Lee Cassanelli & Mahad Wasuge

Maamul Wanaag - July 04, 2022 03:00 - 34 minutes
Somalia’s current institutional structure and governance system is shaped by the pre-colonial and colonial legacies. The British And Italian administrations who administered the Italian Somaliland and British protectorate before the independence in 1960 established systems that are still evident...

Maamul Wanaag artwork

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Maamul Wanaag - June 26, 2022 13:00 - 33 minutes
Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa.  Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro...

Maamul Wanaag artwork

Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag - June 12, 2022 07:00 - 26 minutes
Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay soo billaabatay tobaneeyo sano kahor.  Dhawaan Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa heshiis la saxiixay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration...

Maamul Wanaag artwork

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

Maamul Wanaag - May 29, 2022 16:00 - 35 minutes
Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku yaa...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Maamul Wanaag - May 14, 2022 14:00 - 42 minutes
Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee so...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Maamul Wanaag - May 14, 2022 14:00 - 42 minutes
Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee so...

New Somali Songs Podcast artwork

2022 Eid Party Mix

New Somali Songs Podcast - May 02, 2022 13:00 - 1 hour
Watch Video Version ~ https://youtu.be/V0zh_7nwZ5U Support: https://ko-fi.com/newsomalisongs Playlist ~ 0:00:00 - New Somali Songs - Intro 0:00:12 - Mohamed Bk - Been Go Lagu Da’day 0:03:30 - Xamdi Bilan - Jacaylkii Aduunka 0:05:38 - Aamiin Yare - Hal Hays 0:07:29 - Hassan Gantaal - Jawi 0:10:...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

Maamul Wanaag - April 24, 2022 09:00 - 41 minutes
14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isla maalintaas, Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray warqad uu doorashada 16-ka kursi ee horey loogu heshiiyay in lagu doorto magaalada Garbahaareey ug...

Rift Valley Institute artwork

Local Governance in Somalia: an RVI-World Bank Urbanisation Roundtable Podcast

Rift Valley Institute - April 20, 2022 09:31 - 14 minutes
The 'Local Governance in Somalia' RVI podcast discusses devolution of power in Somalia in the context of rapid urbanisation. The podcast reflects on the 2021 World Bank Review, which aims to facilitate a more informed dialogue between the government, private sector, civil society, development par...

Maamul Wanaag artwork

Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag - April 10, 2022 09:00 - 42 minutes
Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa heer gebogebo ah. Dhowr iyo labaatan xildhibaan ayaa hartay doorashadooda. Jowhar iyo Garbahaareey keliya ayay kuraas ku harsan yihiin iyadoo doorashada goobaha kale lasoo dhameeyay. Xubno badan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka ayaa qaatay shahaadda...

Adeeg Wanaag artwork

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada Muqdisho

Adeeg Wanaag - April 06, 2022 10:00 - 1 hour
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha. Warbixinta waxaa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime ku xigeenka S...

Maamul Wanaag artwork

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho

Maamul Wanaag - April 04, 2022 14:00 - 44 minutes
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha. Warbixinta waxa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Som...

Rift Valley Institute artwork

RVI 2022 Course Trailer

Rift Valley Institute - March 14, 2022 14:50 - 2 minutes
The RVI education programme aims to inform influential constituencies working in eastern and central Africa about the people and communities in the countries where they work. It consists of 2 main types of trainings; the Annual Field Courses on Sudan and South Sudan, the Horn of Africa, and the G...

Related Somali Topics