Latest Wada Podcast Episodes

Maamul Wanaag artwork

Sidee loo xallin karaa khilaafyada siyaasadeed ee Hirshabeelle?

Maamul Wanaag - June 13, 2024 07:00 - 19 minutes
Dowlad-goboleedka Hirshabelle waxaa la dhisay bishii October ee sanadkii 2016. Xilligaas, madaxdii dowladda federaalka waxa ay u dedejiyeen dowlad-dhiska si doorashadii dadbaneyd gaar ahaan xubnihii Aqalka Sare uu u doorto baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle sidoo kalena doorashada xubnaha golaha...

Maamul Wanaag artwork

Geeddi-socodka doorashooyinka Soomaaliya labo sano kadib

Maamul Wanaag - May 21, 2024 06:00 - 38 minutes
17-kii bishan May ayuu soo gabagaboobay shirkii Golaha Wadatashiga Qaran uga socday Muqdisho. Nuxurka warmurtiyeedka kasoo baxay shirka waxa uu ahaa in la isla aqbalay wax-ka-beddelkii iyo ansixintii uu baarlamaanka ku sameeyay 4-ta cutub ee ugu horreysa dastuurka, iyo in la hirgeliyo cutubka 4-...

Maamul Wanaag artwork

Gorfeyn Miisaaniyadda Dowladda Federaalka ee Sanadka 2024

Maamul Wanaag - April 28, 2024 07:00 - 20 minutes
Miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya ee 2024 ayaa baarlamaanka ku ansixiyay kalfadhi wadajirka ah bishii Diseembar 2023. Miisaaniyadda dowladda federaalka ee sanadka 2024 ayaa markii ugu horreysay gaartay $1 billion. Inkastoo halkudhigga miisaaniyadda sanadkaan uu yahay ‘ku tiirsanaanta ...

Maamul Wanaag artwork

Doorashooyinka & Wax-ka-beddelka Dastuurka

Maamul Wanaag - March 29, 2024 15:00 - 49 minutes
Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan soo gabagabeeyay ka doodista 4 cutub oo kamid ah dastuurka oo loosoo gudbiyay 12-kii February. Baarlamaanka ayaa cutub kasta ka dooday dhowr maalmood. Cutubyadan ayaa wax-ka-beddel lagusoo sameeyay waxaana kasoo shaqeeyay guddiga madaxa-bannaan ee ...

Maamul Wanaag artwork

Gorfeyn Is-afgaradka Itoobiya & Soomaaliland

Maamul Wanaag - January 15, 2024 06:00 - 42 minutes
1-dii January ee sanadkan 2024, Raysal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biix Cabdi ayaa Is-Afgarad ku saxiixay magaalada Addis Ababa. Inkastoo aanan la faafin is-afgaradka, macluumaadka la helay ayaa sheegaya in Itoobiya muddo 50 sano ah laga kireynayo 20 kilomit...

Maamul Wanaag artwork

Soomaaliya: Dib-u-heshiisiin mise Dhab-u-heshiisiin?

Maamul Wanaag - November 07, 2023 10:00 - 47 minutes
Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan; ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku ya...

Maamul Wanaag artwork

Is-beddelka siyaasadeed ee Laascaanood

Maamul Wanaag - October 16, 2023 07:00 - 37 minutes
Is-beddel siyaasadeed ayaa ka dhacay magaalada Laascaanood ah caasimadda gobolka Sool. Tan iyo sanadkii 2007, Soomaaliland ayaa maamuleysay magaalada. Dibadbaxyo isku beddelay dagaal oo ka dhashay dilal ka dhacay magaalada ayaa billowday horraantii sanadkan. Muddo ayay magaalada ka jireen dagaal...

Maamul Wanaag artwork

Ballaarinta Ka-qeybgalka Siyaasadda Soomaaliya

Maamul Wanaag - October 09, 2023 08:00 - 43 minutes
Doorasho toos ah oo ay dadweynaha soo doortaan hoggaankooda heer federaal kama dhicin Soomaaliya. Kaa qeybgalka haweenka iyo guud ahaan bulshada ee arrimaha siyaasadeed ee muhiimka ah noloshoodana saameynta weyn ku leh ayaa xaddidan. Dhawaan Somali Public Agenda iyo Raagsan waxa ay la daabaceen...

Maamul Wanaag artwork

Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya ee 2060

Maamul Wanaag - August 20, 2023 06:00 - 34 minutes
37 sano kadib, Soomaaliya waxaa u buuxsami doonto 100 sano oo dowladnimo ah. Dalka waxa uu xurnimo qaatay 63 sano kahor sanadkii 1960-kii. 30 sano oo ay dowlado rayid ah iyo mid militari dalka maamulayeen kadib, Soomaaliya waxa ay dowladdii ka burburtay sanadkii 1991. Dowladdii ugu horreysay ee ...

Maamul Wanaag artwork

Puntland 25 sano kadib

Maamul Wanaag - August 02, 2023 11:00 - 40 minutes
1-dii August 1998 ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Puntland. Waxaa u buuxsantay 25 sano. Marxalado kala duwan ayay soo martay Puntland 25-taas sano oo ay shaqeyneysay. Sanadkii 2021 markii ugu horreysay ayay doorashooyin heer degmo  ah oo toos ah ka billowdeen 3 degmo oo katirsan Puntland.  Pod...

Maamul Wanaag artwork

Sare-u-qaadista Daahfurnaanta, Isla-xisaabtanka iyo Maamul Wanaagga Hay’adaha Dowladda Soomaaliya

Maamul Wanaag - July 15, 2023 10:00 - 19 minutes
Dadaallo la xiriira la dagaallanka musuq maasuqa ayaa ka billowday Soomaaliya. Markii ugu horreysay baaritaanno fatash ah oo lagu sameeyay howlwadeenno katirsan dowladda ayaa bulshada lala wadaagay. Xubno katirsan dadka baaritaannada lagu sameeyay ayaa hadda xabsiyada ku jira halka qaar kale oo ...

RADIOWADA artwork

Chat-ney: In a conversation with Gautam Chakraborty, by Vyom and Anantha

RADIOWADA - June 26, 2023 11:03 - 41 minutes
The beloved Chatney has been a constant in Radiowada. We have conversations with individuals who have done things, many look up to, and try to get to know the way they think. This time we have with us, our beloved guest faculty member, Gautam Chakraborty .

RADIOWADA artwork

Ep2 | Part2: For the love of it

RADIOWADA - June 25, 2023 16:29 - 20 minutes
This episode is aimed at venturing outside of the NID community, where we talk about design, and it's branches. The episode features two segments, Engage and Chatney . . . Engage: Concept: Harshal Mandhare, Sai Gayathri Krishnan Featuring: Kabeer Rajoria . Chattney: In a conversation wi...

RADIOWADA artwork

EP2 | Part 1: Community to the Club

RADIOWADA - June 24, 2023 12:21 - 8 minutes
This is the first of the three parts of Episode 2. We have included all those things that the community will relate to, so there is no need to make anyone else listen to this. This one is kept short, making it similar to our attention span . . . Credits: Shubharambh 2.0 Acoustic guitar, Elect...

Maamul Wanaag artwork

Dib-u-habeynta Hay’adaha Dowladda Colaadaha Kadib

Maamul Wanaag - June 14, 2023 06:00 - 38 minutes
Tan iyo burburkii dowladdii militariga sanadkii 1991, dowladnimada Soomaaliya geeddi-socod dheer ayay soo martay. 23 sano kadib markii dowladdii kumeelgaarka ah ee ugu horreysay lagu dhisay Djibouti, weli hay’adaha dowladda waa kuwo nugul, oo aan adeegyadii looga baahnaa qabanin.   Podcast-gan ...

Maamul Wanaag artwork

Heshiiska Siyaasadeed ee Jubaland

Maamul Wanaag - June 01, 2023 11:00 - 26 minutes
Tan iyo markii la yegleelay Jubaland, khilaafyo siyaasadeed iyo xaalado amni ayuu maamulka wajahayay. Muddo xileedka madaxweynaha ayaa hadda khilaaf siyaasadeed uu ka taagan yahay. Howlgallo amni oo la qorsheynayo in ay ka billowdaan deegaannada Jubaland ayaa sidoo kale jira.  Podcast-gan oo aa...

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn Heshiiska Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee Baydhabo

Maamul Wanaag - May 09, 2023 03:00 - 57 minutes
Xubnaha Madasha Wadatashiga Qaran ayaa guddi farsamo u saaray in ay dib-u-eegis ku sameeyaan heshiiskii Qaab-dhismeedka Amniga Qaranka ee April 2017. Xubnaha guddiga farsamo ayaa kulmay intii u dhexeysay 16 iyo 18 Janaayo 2023, waxa ayna dib-u-eegis ku sameeyeen heshiiskii qaab-dhismeedka amniga...

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn miisaaniyadda 2023 ee dowladda federaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag - April 19, 2023 07:00 - 23 minutes
Miisaaniyadda dowladda federaalka Soomaaliya ee 2023 ayaa baarlamaanka ku ansixiyay kalfadhi wadajirka ah 28-kii December 2022. Miisaaniyadda 2022-ka waa $977 million, 4.9% ayaa lagu kordhiyey miisaaniyaddii sanadkii 2022 oo ahayd $929.9 milyan. Inkastoo halkudhigga miisaaniyadda sanadkaan uu ya...

Maamul Wanaag artwork

Heshiiska Siyaasadeed ee Hirshabeelle

Maamul Wanaag - March 25, 2023 05:00 - 18 minutes
Bishii October ee sanadkii 2016 ayaa si degdeg ah loo dhisay dowlad-goboleedka Hirahabeelle. Xilligaas, madaxdii dowladda federaalka waxa ay u dedejiyeen dowlad-dhiska si doorashadii dadbaneyd loogu qabto magaalada Jowhar. Jowhar waxa ay noqotay caasimadda dowlad-goboleedka halka madaxweynahana...

Maamul Wanaag artwork

Doorashooyinka Dowladaha Hoose ee Puntland

Maamul Wanaag - January 25, 2023 12:00 - 22 minutes
Sanadkii 2021, Puntland waxaa ka dhacay doorashooyin dowladaha hoose oo ka qabsoontay 3 degmo. Waxa ay ahayd markii ugu horreysay oo ay doorasho heer degmo ah ka dhacdo Puntland. Qorshihii ahaa in doorashada laga qabto degmooyinka haray dib ayuu u dhacay. Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi...

Maamul Wanaag artwork

Xulashooyinka lagu xallin karo maqaamka Muqdisho

Maamul Wanaag - December 10, 2022 10:00 - 57 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii Ogosto 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay balse maqaamka caasimadda weli lama caddeynin. Qodobka 9-aad ee dastuurka ayaa sheegaya in arrinta maqaamka caasima...

Maamul Wanaag artwork

Xulashooyinka awood qeybsi ee nidaamka federaalka Soomaaliya  

Maamul Wanaag - November 10, 2022 07:00 - 1 hour
Soomaaliya markii ugu horreysay waxa ay nidaam federaaal si kumeelgaa ah u qaadatay sanadkii 2004. Madaxweynihii ugu horreeyay ee Puntland oo la dhisay sanadkii 1998 ayaa noqday madaxweynihii dowladdii federaalka kumeelgaarka ee lagu dhisay Kenya sanadkii 2004. Kadib sanado badan oo lagu howlana...

RADIOWADA artwork

One plus One

RADIOWADA - November 05, 2022 02:36 - 37 minutes
Radiowada Seasoning 2 by NID community

RADIOWADA artwork

Ep1: One plus One

RADIOWADA - November 04, 2022 21:06 - 37 minutes
Radiowada Seasoning 2 by NID community

Maamul Wanaag artwork

Policy options for agreeing a model for fiscal federalism

Maamul Wanaag - November 02, 2022 07:00 - 34 minutes
Somalia first formally adopted a federal model in 2004 with the establishment of the Transitional Federal Government. Since then, federalism has been deepened and clarified with the adoption of the Provisional Federal Constitution in 2012 and the subsequent formation of the country’s Federal Mem...

Maamul Wanaag artwork

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

Maamul Wanaag - October 16, 2022 07:00 - 27 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii August 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay. Balse arrimo muhiim u ah qabya-tirka dastuurka iyo dhameystirka qaab-dhismeedka federaalka ayaanan weli laga heshii...

Maamul Wanaag artwork

Soo nooleynta wada-xaajoodka arrimaha siyaasadda ee la isku hayo

Maamul Wanaag - October 16, 2022 07:00 - 27 minutes
Dastuurka Federaalka ee Soomaaliya waxa si kumeelgaar ah loo ansixiyey 10 sano kahor 1-dii August 2012. Sanadihii u dhexeeyay 2013 ilaa 2016, ilaa 4 dowlad-goboleed ayaa la dhisay. Balse arrimo muhiim u ah qabya-tirka dastuurka iyo dhameystirka qaab-dhismeedka federaalka ayaanan weli laga heshii...

Maamul Wanaag artwork

Ma la joogaa wakhtigii dib-u-eegis lagu sameyn lahaa Naqshadda Amniga Qaranka ee lagu heshiiyey 2017?

Maamul Wanaag - September 25, 2022 13:00 - 15 minutes
Bishii May ee 2017, madaxda dowladda federaalka iyo dowlad-goboleedyada ayaa Naqshadda Amniga Qaranka ugasoo heshiiyey shir ka dhacay London. Balse inta laga fuliyey heshiiskaas ayaa aad u kooban.  Shan sano kadib, bishii May 2022, madaxweyne Xasan Sheekh ayay labada gole ee baarlamaanka doorte...

Maamul Wanaag artwork

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 2-aad)

Maamul Wanaag - August 06, 2022 11:00 - 34 minutes
Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 2-aad ee wareysi...

Maamul Wanaag artwork

Raadka uu Talyaaniga ku leeyahay dowladnimada Soomaaliya (Qeybta 1-aad)

Maamul Wanaag - July 20, 2022 12:00 - 42 minutes
Soomaaliya waxa ay Qaramada Midoobay u xilsaartay in ay Maxmiyad/Trusteeship muddo toban sano ah ku heyso dowladda Talyaaniga oo aan markaas xubin ka ahayn Qaramada Midoobay. Muddadii uu Talyaaniga maamulayay Soomaaliya waxa uu qaabeeyay nidaamka dowladnimada Soomaaliya. Qeybtan 1-aad ee wareysi...

Related Wada Topics