Latest Wada Podcast Episodes

Maamul Wanaag artwork

Historical Roots and Legacies of Somalia’s Current Governance Systems I Lee Cassanelli & Mahad Wasuge

Maamul Wanaag - July 04, 2022 03:00 - 34 minutes
Somalia’s current institutional structure and governance system is shaped by the pre-colonial and colonial legacies. The British And Italian administrations who administered the Italian Somaliland and British protectorate before the independence in 1960 established systems that are still evident...

Maamul Wanaag artwork

Dhismaha Golaha Wasiirrada Soomaaliya

Maamul Wanaag - June 26, 2022 13:00 - 33 minutes
Labaatankii sano ee ugu dambeysay, madaxweynayaashii dalka waxa ay is khilaafeen raysal wasaarayaashii waxana ay magacaabeen 2-3 raysal wasaare. Xubnaha golaha wasiirrada ee la magacaabayay ayaa sidoo kale tiro ahaan kala duwanaa.  Dhawaan waxaa la doortay Madaxweyne Xasan Sheekh. Gole wasiirro...

Maamul Wanaag artwork

Soo-saarista, Maareynta, iyo Qeybsiga Shidaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag - June 12, 2022 07:00 - 26 minutes
Waxaa la aaminsan yahay in Soomaaliya uu ku jiro shidaal badan bad iyo barriba. Sahminta shidaalka Soomaaliya waxa ay soo billaabatay tobaneeyo sano kahor.  Dhawaan Wasiirka Batroolka Soomaaliya Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed ayaa heshiis la saxiixay shirkad lagu magacaabo Coastline Exploration...

Maamul Wanaag artwork

Cadaaladda Xilliga Kala Guurka I Dr Axmed Cali Khayre & Mahad Waasuge

Maamul Wanaag - May 29, 2022 16:00 - 35 minutes
Soomaaliya waxa ay soo martay dagaallo badan ilaa maantana qeybo kamid ah dalka waxaa ka dhaca dagaallo ay dad badan ku dhintaan. Dib-u-heshiisiin dhab ah iyo is cafin ma dhicin. Is-aaminaadda bulshadana waa mid hooseysa. Dowlad-dhiska Soomaaliyana weli waa mid curdun ah. Maxkamadaha ayaa ku yaa...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Maamul Wanaag - May 14, 2022 14:00 - 42 minutes
Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee so...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada Kadib: Arrimaha Mudnaanta U Leh Soomaaliya

Maamul Wanaag - May 14, 2022 14:00 - 42 minutes
Doorashadii guddoonka labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa lasoo gebagabeeyay. 39 musharrax oo u tartamayay madaxweynaha Soomaaliya ayaa is diiwaangelisay khudbadana u jeedisay baarlamaanka. 15-ka May, maalinta Axadda, ayuu dalku yeelanayaa madaxweyne hoggaamiya 4-ta sano ee so...

Maamul Wanaag artwork

Doorashada 16-ka Kursi ee Golaha Shacabka ee Gobolka Gedo

Maamul Wanaag - April 24, 2022 09:00 - 41 minutes
14-kii April waxaa la dhaariyey inta badan xubnihii la doortay ee labada aqal ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Isla maalintaas, Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal ayaa soo saaray warqad uu doorashada 16-ka kursi ee horey loogu heshiiyay in lagu doorto magaalada Garbahaareey ug...

Maamul Wanaag artwork

Qoondada Haweenka ee Doorashada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Maamul Wanaag - April 10, 2022 09:00 - 42 minutes
Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa heer gebogebo ah. Dhowr iyo labaatan xildhibaan ayaa hartay doorashadooda. Jowhar iyo Garbahaareey keliya ayay kuraas ku harsan yihiin iyadoo doorashada goobaha kale lasoo dhameeyay. Xubno badan oo katirsan labada aqal ee baarlamaanka ayaa qaatay shahaadda...

Maamul Wanaag artwork

Kaalinta uu Turkiga ku Leeyahay Bixinta Adeegyada Bulshada iyo Horumarinta Kaabayaasha Dhaqaale ee Muqdisho

Maamul Wanaag - April 04, 2022 14:00 - 44 minutes
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda daabacday warbixin iftiimineysa kaalinta hay’adaha Turkiga ee bixinta adeegyada waxbarashada iyo caafimaadka iyo kaabayaasha Muqdisho gaar ahaan jidadka laamiga ah iyo dhismayaasha. Warbixinta waxa wada qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Som...

Maamul Wanaag artwork

Kaalinta Bulshada Rayidka ee Hufnaanta Doorashada Golaha Shacabka

Maamul Wanaag - February 14, 2022 07:00 - 33 minutes
Doorashada Soomaaliya waxa ay mareysaa meel dhexe. In ka badan 100 xildhibaan ayaa la doortay. Muddada lagu heshiiyay 9-kii January 2022 waxa ay ahayd in 25-ka February lagusoo qabagabeeyo doorashada.  Podcast-gan waxa aan si gaar ah ugu eegeynaa  kaalinta bulshada rayidka ee doorashada. Waxaa ...

Maamul Wanaag artwork

Hirgelinta doorasho wakhtigeeda ku dhacda, daah furan, loona dhanyahay

Maamul Wanaag - January 26, 2022 04:00 - 21 minutes
9-kii January, Golaha Wadatashiga Qaran ayaa soo saaray heshiis ka kooban 18 qodob oo la xiriira dhameystirka doorashada Golaha Shacabka. Heshiiskaas kadib, waxaa billowday dardargelinta doorashada iyadoo lasoo saaray liiska kuraas badan oo qaarkood la doortay qaarna la filayo in dhawaan la door...

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn Doorashooyinka Soomaaliya iyo Heshiiska Golaha Wadatashiga Qaran

Maamul Wanaag - January 16, 2022 12:00 - 45 minutes
Podcast-ga waxaa marti ku ah Maxamed Cabdirisaq. Maxamed Cabdirisaaq waa wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya. Muddo dheer ayuu kasoo shaqeeyay  arrimaha dimoqraadiyeynta Soomaaliya iyo geeska Afrika. Podcast-gan waxa ay Mahad Waasuge iyo Maxamed Cabdirisaaq ku falanqeynayaan doorashoo...

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn dib usoo laabashada Ahlu Sunna Wal Jamaaca: arrimaha sahlay, fursadaha la lumiyay iyo xalka

Maamul Wanaag - December 23, 2021 09:00 - 28 minutes
Dhawaan waxa aan daabacnay warbixin iftiimineysa sababaha dib usoo laabashada ASWJ ee Galmudug. Warbixinta waxa qoray Farxaan Isaaq Yusuf oo ah agaasime kuxigeenka Somali Public Agenda.   Podcast-gan Farxaan Isaaq Yuusuf iyo Mahad Waasuge ayaa ku falanqeynaya  nuxurka warbixinta.  Contact Soma...

RADIOWADA artwork

Ep7: Chat-ney with Upamanyu Bhattacharyya (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 04, 2021 07:00 - 34 minutes
Chitrakatha is here! Seventh episode of Chat-ney with infamous Upamanyu Bhattacharyya. . Special Thanks to Upamanyu Bhattacharyya . Credits- . Interviewers- Vyom Malshe , Ritika . Background- Vyom Malshe, Ritika . Editor- Dwit Kukana . Broadcaster- Yesha Parmar Meenakshee R Nair . Album art...

RADIOWADA artwork

Ep8: Chat-ney Remembering Siddharth Ghosh (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 04, 2021 07:00 - 34 minutes
Chitrakatha is here! This episode is dedicated to our beloved Professor, who touched the lives of everyone in so many different ways.  . Special Thanks to - Sekhar Mukherjee Sudha Palepu . Credits-  . Interviewers-  Vyom Malshe, Lavanya Lodhi . Background-  Vyom Malshe, Lavanya Lodhi . Editor-...

RADIOWADA artwork

Ep9: Chat-ney Remembering  Immanuel Suresh (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 04, 2021 07:00 - 31 minutes
Chitrakatha is here! This episode is dedicated to the person who is recognized as one of the greatest faculty members from NID and the evergreen mentor of many people, Immanuel Suresh. . Special Thanks to - Shreya Sharda . Credits-  . Interviewer-  Tejas Nerlekar . Background-  Tejas Nerleka...

RADIOWADA artwork

Ep4: Chat-ney with A Bhaskar Rao (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 03, 2021 07:00 - 57 minutes
Chitrakatha is here! And here we are with the fourth episode of Chat-ney with A Bhaskar Rao, an audio- visual composer and educator. . Special Thanks to A Bhaskar Rao . Credits- . Interviewers- Tanmay Sanwal Vyom Malshe Lavanya Lodhi . Background team- Tanmay Sanwal Tejas Nerlekar Vyom Malshe ...

RADIOWADA artwork

Ep5: Chat-ney with Moushumi Bhowmik (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 03, 2021 07:00 - 32 minutes
Chitrakatha is here! The story of love, life and longing with Moushumi Bhowmik, here's fifth episode of Radiowada. . Special Thanks to Moushumi Bhowmik. . Credits-  . Interviewer-  Tejas Nerlekar  . Background-  Tejas Nerlekar  . Editor- Tejas Nerlekar  . Broadcaster- Yesha Parmar Meenakshee R Na...

RADIOWADA artwork

Ep6: Chat-ney with Aryama Somayaji (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - December 03, 2021 07:00 - 28 minutes
Chitrakatha is here! And for the sixth episode of Radiowada Chat-ney we have Aryama Somayaji, the alumni of NID AP. . Special Thanks to Aryama Somayaji. . Credits- . Interviewer- Adeeb Hawa , Sreelakshmi Mohan . Background- Adeeb Hawa , Sreelakshmi Mohan . Editor-  Adeeb Hawa , Sreelakshmi Mohan ...

RADIOWADA artwork

Ep3 Spooki Halloween (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - November 05, 2021 06:00 - 46 minutes
Chitrakatha coming soon! with that, enjoy this series of episodes made especially for Chitrakatha!! Mooooooooo! . Credits- . Content Creation Tanmay Sanwal Adeeb Hawa Tejas Nerlekar Kritika Kushwaha Dwit Kukana Sai Gayathri Krishna Govind Ramdas Ram Kamal Vyom Malshe Anantha Sriya Sreelakshmi Mo...

RADIOWADA artwork

Ep2 It’s Stories (Chitrakatha Special)

RADIOWADA - October 27, 2021 07:00 - 53 minutes
Chitrakatha coming soon! with that, enjoy this series of episodes made especially for Chitrakatha!! Mooooooooo!. . Special Thanks to Midhun krishnakumar Gayathri Attoor Bratadeep Sahoo (Vipul) . Credits- . Content Creators Tanmay Sanwal Adeeb Hawa Tejas Nerlekar Kritika Kushwaha Harshal Mandhare ...

RADIOWADA artwork

Ep1 Welcome to mootopia (Chitrakatha Spl)

RADIOWADA - October 15, 2021 07:00 - 34 minutes
Chitrakatha coming soon! with that, enjoy this series of episodes made especially for Chitrakatha!! Mooooooooo!

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn Howlgalinta Xarumo Naqshadeeya Siyaasadaha oo Isku-xira Dowladda iyo Baahida Dadweynaha

Maamul Wanaag - September 20, 2021 05:00 - 14 minutes
Dhawaan waxa ay Somali Public Agenda  daabacday warbixin iftiimineysa howlaha Xarumaha Naqshadeeya Siyaasadda iyo Adeegyada Bulshada. Warbixinta waxa qoray Aweis Ahmed Mohamed oo ah agaasimaha SPA Center for Public Policy and Service Design.   Podcast-gan waxa Aweys Axmed Maxamed iyo Mahad Waas...

Maamul Wanaag artwork

Falanqeyn Hannaanka Federaaleynta Maaliyadda Soomaaliya

Maamul Wanaag - August 23, 2021 08:00 - 28 minutes
Dhawaan waxa aan daabacnay daraasad muddo sanad ah socotay oo lagu baarayay hannanka maaliyadda federaalka Soomaaliya.  Cilmibaaristaas waxa hoggaaminayay  Farxaan Isaaq Yuusuf oo ah Agaasime Kuxigeenka Somali Public Agenda. Farhan iyo aniga oo warbixinta wada qornay ayaa ka sheekeysan doonno n...

RADIOWADA artwork

Ep3: Chat-ney with Deepankar Bhattacharyya

RADIOWADA - October 24, 2020 00:00 - 2 hours
Yet another episode of Chat-ney with the infamous Deepankar Bhattacharyya

RADIOWADA artwork

Ep2: Chat-ney with Rajesh Dahiya

RADIOWADA - October 10, 2020 00:00 - 2 hours
Chatney episode two: Chat with Rajesh Dahiya

RADIOWADA artwork

The NID Weekly 6 - Galliyaara

RADIOWADA - October 04, 2020 00:00 - 2 hours
The batch who took a step into their 2nd year has proved their worth. NIDAP 2019 Galliyaara - meaning: on the streets. 1. Introduction 2. QOTD and Kuntal's Interview 3. On Noboardem 4. QOTD and Interview with Nitin 5. A Cover by Shivani Ajith and QOTD 6. Reading Reveries by Adnaan 7. Soundscape...

RADIOWADA artwork

Ep1: Chat-ney with Anthony Lopez

RADIOWADA - September 27, 2020 00:00 - 1 hour
Just like every vada is enhanced to levels of irrevocable awesomeness with chutney... We bring you the latest venture of RadioWada 'Chatney' This is an exclusive interviews only segment that brings the greatest minds from all over the cosmos to the comfort of your listening ears. In its featur...

RADIOWADA artwork

The NID Weekly 5 - Re-Live the Naive Life

RADIOWADA - September 13, 2020 00:00 - 1 hour
Passing the batton to the CD Seniors. We welcome you to episode 5 - "Re-Live the Naive Life" Special Thanks to all NID branded students who took part! Content Curation by CD 2017 of NID AP. Sponsored by :) Regular segments by Adnaan, Tanmay Sanwal, Adeeb, Karthik and Disha. Script by A. Deepak a...

RADIOWADA artwork

The NID Weekly 4 - What the Folks

RADIOWADA - August 30, 2020 00:00 - 1 hour
Listen to the tales across the country! Special Thanks to Mrs. Sudhanya. Content Curation by Karthik and Gargi. Sponsored by :) Regular segments by Adnaan, Tanmay Sanwal, Karthik and Disha. Script by Disha, Adeeb, Gargi, Anushree and Sree Sriya. Content Management, Streaming, Editing: Karthik. A...

Related Wada Topics