![Maamul Wanaag artwork](https://is4-ssl.mzstatic.com/image/thumb/Podcasts115/v4/a8/4f/97/a84f975c-fe6f-9da6-e1fd-2a114a65db5e/mza_6479116575319664922.jpeg/100x100bb.jpg)
Puntland 25 sano kadib
Maamul Wanaag
English - August 02, 2023 11:00 - 40 minutes - 27.6 MBPolitics News somali public agenda spa maamul wadaag podcast mahad wasuge Homepage Download Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed
Previous Episode: Sare-u-qaadista Daahfurnaanta, Isla-xisaabtanka iyo Maamul Wanaagga Hay’adaha Dowladda Soomaaliya
Next Episode: Hiigsiga Qarni-jirka Soomaaliya ee 2060
1-dii August 1998 ayaa si rasmi ah loogu dhawaaqay Puntland. Waxaa u buuxsantay 25 sano. Marxalado kala duwan ayay soo martay Puntland 25-taas sano oo ay shaqeyneysay. Sanadkii 2021 markii ugu horreysay ayay doorashooyin heer degmo ah oo toos ah ka billowdeen 3 degmo oo katirsan Puntland.
Podcast-gan waxa ay Cali Xaaji Warsame oo wasiir waxbarasho kasoo noqday Puntland sidoo kalena isku sharraxay madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2017 iyo Mahad Waasuge ku falanqeynayaan geeddi-socodkii Puntland 25-kii sano ee lasoo dhaafay, marxaladda ay maanta joogto iyo mustaqbalka.
Contact Somali Public Agenda’s Maamul Wanaag Podcast
· Tweet us at @somalipubagenda and @MahadWasuge (the host)
· Email us at [email protected]
Thanks for listening!