SBS Somali - SBS Afsomali artwork

SBS Somali - SBS Afsomali

1,796 episodes - Somali - Latest episode: 9 days ago - ★★★★ - 8 ratings

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

News
Homepage Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed

Episodes

Puntland oo shaacisay natiijada imtixaankii dugsiyada sare.

September 06, 2023 06:06 - 4 minutes - 4.43 MB

Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa shaacisay natiijada imtaxaanka shahaadiga ah ee dugsiyada sare. Wasaarada ayaa sheegtay in imtaxaanka shahaadiga ah ee fasalka afraad ee dugsiga sare ee sanad dugsiyeedka 2022/2023, ay ka qayb galeen arday farabadan oo kasoo barakacay gobalka Sool, taasina ay ahay mid culays saartay, dib udhacana sababtay.

SOMALI FULL PROGRAM, FRIDAY 01.

September 04, 2023 11:30 - 55 minutes - 51.1 MB

SOMALI FULL PROGRAM, FRIDAY 01.

SBS Somali News, Isniinta 04.

September 04, 2023 11:05 - 5 minutes - 5.35 MB

Barnaamijka idaacada ka baxay habeenkii Jumcaha 01/09/23.

Xubintii Sportiga SBS Somali ee Jumcaha .

September 01, 2023 08:00 - 4 minutes - 3.81 MB

Xubintii Sportiga SBS Somali ee Jumcaha

Dowlada Soomaaliya oo si adag u beenishay sheegashooyinka Alshabaab

September 01, 2023 07:50 - 8 minutes - 7.78 MB

Wasiirka arimaha gudaha ee xukuumada Soomaaliya Ahmed Macali Fiqi, ayaa si adag u beeniyey sheegashooyinka Alshabaab ee ahaa in ay deegaanka Cawsweyne ee gobalka Galguduud weerar ay ka geysteen in ay jab gaadhsiiyeen Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Somali Australian Explained- wildlife.

September 01, 2023 07:15 - 11 minutes - 10.6 MB

Barnaamijka Australian Explained waxa todobaadkan aan diirada ku saarnay duurjoogta Australia joogta iyo sida loo daryeelo marka ay dhaawacanto ama ay xanuunsato. Sidoo kale barnaamijku wuxuu cadeynayaa kaalinta ayka qaadan karaan dadweynaha Australia markey noqoto caawinta duurjoogta, iyo sidoo kale talaabooyinka haboon in la qaado waqtiga duur-joogta la caawinayo.

SBS Somali Full Program, Wednesday 330.

August 31, 2023 08:35 - 56 minutes - 52 MB

Ka dhageyso halkan barnamijka Idaacada SBS Somali, ee habeenkii Arbacada 30/08/23.

Madaxweyne Xassan Sh oo shir jaraa'id kaga hadlay dagaalka Alshabaab.

August 30, 2023 08:43 - 7 minutes - 7.07 MB

Madaxweyne Xassan Sheekh Maxamuud aya Shir Jaraa'id oo uu Dhuusamareeb ku qabtay kaga hadlay dagaaladii ugu danbeeyey ee Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya ay la galeen Alshabaab.

SOMALI SBS FULL PROGRAM, FRIDAY 25

August 29, 2023 07:01 - 56 minutes - 51.6 MB

BARNAAMIJKII IDAACADA JIMCAHA 25

WARKA SBS SOMALI, TUESDAY 29

August 29, 2023 06:38 - 5 minutes - 4.62 MB

WARKA SBS SOMALI, TUESDAY 29/08/2023.

Muxubo oo aqal Soomali sida loo dhiso haween baraysaa

August 28, 2023 10:37 - 4 minutes - 4.27 MB

Muxubo Qaymaa, oo dumar baraysa sida loo falgiyo (sameeyo) agabka lagu dhiso aqal-Soomaaliga. Aqal dhisan iyo sidoo kale barida falginta agabka lagu dhiso aqalka ayey koox haweena ku baraysay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka, oo ka dhacay magaalada Melbourne, Australia.

Muhubo Qaymaa oo bandhig farshaxaneed aqal-Soomaali soo bandhigtay

August 28, 2023 10:09 - 11 minutes - 11 MB

Muhubo Qaymaa - oo caan ku ah farshaxanka hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed - ayaa aqal Soomaali iyo agabka aqalka sida loo sameeyo kusoo bandhigtay bandhig-farshaxaneed hidaha iyo dhaqanka oo ka dhacay magaalada Melbourne.

Somali-Australian Explained-Daycare

August 25, 2023 11:26 - 10 minutes - 9.62 MB

Australia Explained: Managing daycare sickness: tips for new migrants and first-time parents

Xubinta Sportiga ee SBS Somali

August 25, 2023 11:19 - 5 minutes - 4.84 MB

Waa Xubintii Sportiga ee idaacada SBS Somali.

Ra'iiswasaare Xamze ayaa saraakiil iyo saraakilxigeen tababar usoo xidhay.

August 25, 2023 11:15 - 9 minutes - 8.51 MB

Ra'iisul Wasaare Xamza Cabdi BAre ayaa saraakiil iyo saraakiil xigeen tababar ugu soo xidhay xerada tababarka ciidanka ee TurkiSom. R/wasaaraha ayaa hadal uu kajeediyey munaasabada shacabka ugu sheegay in ay garab istaagaan Ciidamada Xooga Dalka Soomaaliyeed.

Golaha afganbiga Niger oo ogolaaday suurta galnimada siidaynta Bazoum.

August 24, 2023 10:34 - 5 minutes - 5.22 MB

Hogaamiyaha afganbiga wadanka Niger ayaa shaaca ka qaaday in ay suuragal tahay in lasiidaayo madaxweynihii Niger ee la afganbiyey Mohamed Bazoum, laakiinse ayna ogoleyn in madaxtinimada dib loogu soo celiyo.

WARKA SBS SOMALI, THURSDAY 24/08/2023

August 24, 2023 10:25 - 3 minutes - 3.36 MB

WARKII MAANTA, THURSDAY, AUGUST 24/2023

Somali Full Program, Wednesday 23/08/2023

August 24, 2023 07:34 - 58 minutes - 53.2 MB

Waa barnaamijkii ka baxay Laanta Afsoomliga ee Idaacada SBS. Waana dhamays tiranyahay. Dhagaysi wacan.

Ethiopia oo baadhaysa dil la sheegay in loo gaystay muhaajiriin kuweeda.

August 23, 2023 09:21 - 3 minutes - 3.25 MB

Ethiopia ayaa xaqiiqa baadhis Sucuudiga ay la wadaagayso ka sameyneysa muwaadiniinteeda oo la sheegay in lagu laayey xuduudka Yaman iyo sucuudiga.

Isbahaysiga BRICS iyo dareenka dardartiisu keentay.

August 23, 2023 09:10 - 8 minutes - 7.77 MB

Isbahaysiga BRICS oo shirkiisii 15aad Koonfur Afrika ku qabsanaya, ayaa u muuqda mid saamayn mug leh ku yeelan doona saaxada caalamka.

Hawlgal ciidan oo magaalooyin looga qabsaday Alshabaab.

August 23, 2023 06:03 - 9 minutes - 8.39 MB

Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliya iyo kuwa deegaanka oo iskaashanaya ayaa hawlgalo wadajira kula wareegay magaalooyin ka mida gobalka Galguduud.

Trump dastuur ahaan madaxeyne ma noqon karaa

August 22, 2023 12:07 - 11 minutes - 10.3 MB

Trump ma noqon karaa madaxweynaha Maraykanka, kadib ficiladii uu ku dhaqaaqay ee taageerayaashiisa ay ku banaysteen carqaladaynta doorashadii 2020 gii iyo xil wareejintii 2021.

Warka SBS Somali, Talaado 22/08/23

August 22, 2023 08:25 - 4 minutes - 3.84 MB

Warka SBS Sooomaali, Talaadada 22/08/23

Warka SBS Somali, Isniin 21/08/2023

August 21, 2023 06:02 - 4 minutes - 3.82 MB

Wararka maanta, Isniin 21/08/2023.

ECOWAS oo faragalin ciidan la maagan NIGER.

August 21, 2023 03:49 - 8 minutes - 7.81 MB

Wadanka Niger ayaa afganbi ka dhacay 26 July 2023, halkaas oo madaxweynihii wadanka ka tiliyey Mohamed Bazoum haatan xabsi guri laga dhigay. Ururka ECOWAS ayaa shir uu arimahaa ka yeeshay sheegay in ay faragalin ciidan go'aan ku qaateen in ay dib ugu soo celiyaan nidaamkii sharciga ahaa, balse waqtiga ay qariyeen.

Somali_Australia Explained_inheritance

August 18, 2023 05:26 - 10 minutes - 9.82 MB

decoding Australia's inheritance laws: your rights and obligations explained.

SBS Somali full program, Wednesday, August 16/08

August 17, 2023 07:35 - 56 minutes - 51.6 MB

sbs Somali full program, Wednesday, August 16/08

Warka Khamiista 17/08

August 17, 2023 07:27 - 3 minutes - 3.39 MB

Warka Khamiista 17/08

Trump oo dacwad lagu soo oogay

August 16, 2023 13:23 - 5 minutes - 5.28 MB

Donald Trump oo markii afraad dacwad lagusoo oogay, taasoo la xidhiidha doorashadii madaxtinimda Maraykanka ee sanadii 2020.

Fadhi AU uga arinsaneysay Niger oon goaan laga gaadhin

August 16, 2023 13:14 - 10 minutes - 9.26 MB

Ururka Midowga Afrika oo kulan ka yeeshay afganbiga ka dhacay wadanka Niger ayaa ku guul daraystay in uu go'aan kasoo saaro, si gaara hakinta xubinimada ururka oo wadamada qaar ay u ololeynayeen

Warka SBS Somali 15 August.

August 15, 2023 08:48 - 4 minutes - 3.87 MB

Warka Idaacada Talaadada 18 August.

Walaac kasoo kordhay qaaliyoowga kirada guryaha.

August 15, 2023 08:31 - 9 minutes - 8.88 MB

Walaac ayaa kasoo kordhay kirada guryaha wadanka Australia.

Warka Isniinta 14/08

August 14, 2023 08:17 - 4 minutes - 3.72 MB

Qodabada warka ugu mihiimsan

Sidee la isaga ilaalin karaa burcada dadka online ku dhacda?

August 11, 2023 08:42 - 8 minutes - 7.85 MB

Waxaa dhawaanahan soo badanayay dadka lagu dhaco online-ka. Waxaa noo sharaxay Isse Dhoolawaa.

Qaybtii 4 aad ee barnaamujkii SBS Learn English

August 11, 2023 04:17 - 12 minutes - 11.9 MB

Waa qaybtii afraad ee barashada English-ka

Falastiiniyiinta oo soo dhaweeyay isbadalka siyaasadeed ee Australia

August 11, 2023 04:07 - 6 minutes - 6.19 MB

Kooxaha Falatiiniyiinta Australia ayaa soo dhaweeyay, amaanayna go'aanka dawlada Australia qaadatay ee ah inay isticmaalayso erayada 'Dhulka Falatiiniyiinta ee la haysto' marka ay tilmaamayso West Bank iyo Gaza.

Wararka SBS Somali Qamiis 10, Agoosto

August 10, 2023 03:39 - 4 minutes - 3.82 MB

Wararka SBS Somali

Xaflada sanad guuradii 25 aad ee Puntland

August 09, 2023 09:11 - 10 minutes - 9.37 MB

Waxaa magaalada Melbourne habeenkii Sabtida lagu qabtay xaflad lagu xusayay sanad guuradii 25 aad ee ka soo wareegtay markii la asaaskii Maamul Goboleedka Puntland.

Somali_Settlement_Guide_English_090823

August 09, 2023 08:21 - 11 minutes - 10.5 MB

Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadii barashada Australia. Maantana waxaan ku soo qaadananaynaa barashada afka englishka iyo talaabooyinka aad qaadi karto si aad kor ugu qaado xirfadaada luqadeed.

Wararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka Tallaado 8 Agoosto

August 08, 2023 04:53 - 5 minutes - 4.71 MB

Wararka Australia iyo caalamka.

SBS Somali full program Monday, August 7

August 07, 2023 04:50 - 50 minutes - 46.6 MB

SBS Somali full program

Warar SBS Somali Isniin 7 Agoosto

August 07, 2023 04:39 - 4 minutes - 4.01 MB

Wararka Australia iyo caalamka

Wararka Soomaaliya ee maanta

August 04, 2023 06:09 - 7 minutes - 6.53 MB

Wararka Soomaaliya ee maanta oo bisha Agoosto tahay 4.

Qaybtii sadexaad ee barashada English-ka

August 04, 2023 05:49 - 12 minutes - 11.4 MB

Waa qaybtii sadexaad ee barnaamujkii barashada Af-English-ka.

Maxaa ka qaldamay Soomaaliya 63 dii sano ee ay xorta ahayd?

August 04, 2023 05:45 - 11 minutes - 10.3 MB

Aragtida waxa ka qaldamay Soomaaliya iyo xalka waxa uu yahay.

Maxaa ka qaldamay Soomaaliya 63 dii sano ee ay xorta ahayd?

August 04, 2023 05:45 - 11 minutes - 10.3 MB

Aragtida waxa ka qaldamay Soomaaliya iyo xalka waxa uu yahay.

Wararka SBS Somali Qamiis, Agoosto 3, 2023

August 03, 2023 05:44 - 4 minutes - 3.99 MB

Wararka Australia iyo caalamka

Sidee uga jawaabi lahayd haddii lagu cunsuriyeeyo?

August 02, 2023 09:03 - 14 minutes - 13.1 MB

Zahra Mustaf ayaa sheegtay inay cunsuriyad kala kulantay meel lagu dabaasho (Swimming Pool) oo ku taal xaafadda ay degan tahay.

Sidee loo xulaa cayaartowda Soomaaliya matala?

August 02, 2023 07:17 - 12 minutes - 11.2 MB

Kadib fadeexadii ka dhacay China, Abdi Lucky oo ah ordaa ayaan ka waraysanay sida loo xulo cayaartowda Soomaaliya ku matasha tartamada dibadda.

Somali_Settlement_Guide_Voice_02082023

August 02, 2023 07:12 - 11 minutes - 10.4 MB

Maxay tahay aftida dhawaan Australia laga qabanayo.