SBS Somali - SBS Afsomali artwork

SBS Somali - SBS Afsomali

1,767 episodes - Somali - Latest episode: 20 days ago - ★★★★ - 8 ratings

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

News
Homepage Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed

Episodes

Rotary Safe Family waa barnaamuj looga hortagayo rabshada qoyska

February 21, 2024 03:17 - 17 minutes - 16 MB

Roray Safe Family waa barnaamuj dadka looga wacyigalinayo tacadiyada lagula kaco haweenka oo gaar ahaan diirada lagu saarayo bulshooyinka dhaqamada kala duwan. Waxaan ka waraysanay: Dorothy Gilmour, Peter Berg iyo Ahmed Tohow.

Wararka SBS Somali 20 Feb

February 20, 2024 02:59 - 3 minutes - 4.44 MB

Wararka SBS Somali 20 Feb

Doorka raga iyo gudniinka fircoonig ah

February 16, 2024 04:42 - 9 minutes - 8.81 MB

Doorka raga iyo ciribtirka gudniinka fircooniga ah.

Wararka SBS Somali 16 Feb

February 16, 2024 04:36 - 11 minutes - 10.1 MB

Wararka SBS Somali 16 Feb

Wararka SBS Somali 15 Feb

February 15, 2024 02:30 - 4 minutes - 4.27 MB

Wararka SBS Somali

Warbixin: nolosha shacabka Indijinooska oo wali liita

February 14, 2024 04:11 - 8 minutes - 7.36 MB

Sida lagu sheegay warbixin cusub, wali nolosha dadka dalka loogu yimid ayaa la liidata nolosha shacabka intiisa kale.

Maalinta Raadiyaha oo caalamka laga xusay

February 14, 2024 04:08 - 11 minutes - 11 MB

Raadiyaha ayaa wali muhiim u ah bulshooyin badan oo caalamka ah gaar ahaan kuwa ku sugan xeryaha qaxootiga sida uu sharaxayo Ahmednoor Yogol.

Hal abuurka ganacsiga iyo Nuradin Omar

February 14, 2024 03:50 - 11 minutes - 10.5 MB

Nuradin Omar oo ah madaxa shirkada Master Remit ayaa ka waramaya fursadaha iyo caqabadaha furitaanka ganacsi cusub.

Wararka SBS Somali 13 Feb

February 13, 2024 05:30 - 4 minutes - 3.97 MB

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 8 Feb

February 08, 2024 01:57 - 4 minutes - 6.31 MB

Wararka SBS Somali 8 Feb

Gudniinka fircooniga ah ma la cirib tiri karaa?

February 07, 2024 03:22 - 19 minutes - 17.8 MB

Maalinta wacyigalinta gudniinka fircooniga ah oo laga xusay caalamka.

Wararka Soomaliya: dad ku dhintay qarax ka dhacay Bakaaraha

February 07, 2024 03:19 - 8 minutes - 8.01 MB

Wararkii Soomaaliya

Waa maxay de facto relationship?

February 07, 2024 03:16 - 10 minutes - 9.6 MB

Australia Explained: what does it mean to be in a de facto couple?

Wararka SBS Somali 6 Feb

February 06, 2024 05:21 - 3 minutes - 5.35 MB

Wararka SBS Somali 6 Feb

SBS Somali Full program 2 Jan

February 06, 2024 00:00 - 53 minutes - 73.8 MB

Idaacadii oo dhamaystiran

Taariiqda kooxda Xamas ee la dagaalamysa IsreaL

February 05, 2024 23:37 - 10 minutes - 14.3 MB

Maxaad ka taqaan kooxda Hamas ee dagaalka kula jirta Isreal?

Idaacada SBS Somali oo dhamaystiran

February 01, 2024 02:42 - 55 minutes - 76 MB

Wararka SBS Somali oo dhamaystiran

Wararka SBS Somali 1 Feb

February 01, 2024 02:30 - 3 minutes - 5.4 MB

Wararka SBS Somali

Wararka Soomaaliya ee maanta 31 Janaayo

January 31, 2024 03:20 - 9 minutes - 8.29 MB

Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya

Sidee ganacsi looga furtaa Australia?

January 31, 2024 03:16 - 10 minutes - 9.73 MB

Australia Explained: how to start your own business in Australia

Xaflada abaalmarinta Soomaalida

January 30, 2024 04:41 - 8 minutes - 7.98 MB

Xaflada abaalmarinta Soomaalida oo lagu qabtay melbourne

Wararka SBS Somali 30 Jan

January 30, 2024 02:45 - 3 minutes - 3.41 MB

Wararka SBS Somali

Khilaafka 26 Janaayo maxaa keenay?

January 26, 2024 04:10 - 5 minutes - 5.37 MB

Khilaafka Australia Day maxaa keenay?

Wararka SBS Somali 26 Jan

January 26, 2024 04:08 - 7 minutes - 7 MB

Wararka SBS Somali

26 Janaayo maxay uga dhigan tahay Australia?

January 26, 2024 04:03 - 10 minutes - 9.99 MB

Maxay 26 Janaayo uga dhigan tahay dalkan Australia?

Caleemasaarka Madaxweyne Siciid Cabdullahi Deni

January 26, 2024 04:00 - 12 minutes - 11.3 MB

Maxaa laga yiri caleemasaarkii Madaxweyne Deni

Wararka SBS Somali 25 Jan

January 25, 2024 03:36 - 3 minutes - 3.4 MB

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 24 Jan

January 24, 2024 03:30 - 13 minutes - 12.1 MB

Wararka SBS Somali 24 Jan

Wararka Soomaaliya: muranka baarlamaanka

January 24, 2024 03:14 - 8 minutes - 7.43 MB

Xiisad ka taagan isbadal la doonayo in lagu sameeyo dastuurka Soomaaliya.

Australia Explained: how to find a job in Australia?

January 24, 2024 03:10 - 10 minutes - 9.63 MB

Sidee shaqo looga raadsadaa Auistralia?

Muranka Ethiopia iyo Soomaaliya oo ka sii daraya

January 23, 2024 03:12 - 16 minutes - 22.1 MB

Mohamed Hassan Dable oo falanqaynaya muranka ka dhashay MOU Ethiopia iyo Somaliland ay kala saxiixdeen.

Wararka SBS Somali 23 Jan 2024

January 23, 2024 03:01 - 4 minutes - 6.38 MB

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 18 Jan

January 18, 2024 03:11 - 3 minutes - 5.39 MB

Wararka SBS Somali

How to become a First Nations advocate

January 17, 2024 03:24 - 8 minutes - 7.44 MB

In aad noqoto qof u dooda ama u ololeeya ama aad la noqoto xulufo dadka dalka loogu yimid macneheedu waa inaad is-garab taagto oo si firfircoon u taageerto arimaha saameeya bulshadaasi.

Kulan lagu taageerayo mowqifka dawlada Soomaaliya oo Melbourne ka dhacay

January 16, 2024 03:22 - 15 minutes - 20.8 MB

Kulan Melbourne ka dhacay

Wararka SBS Somali 16 Jan

January 16, 2024 03:16 - 4 minutes - 5.59 MB

Wararka SBS Somali

Wararka Soomaliya: mudaharaad looga soo horjeedo MOU

January 12, 2024 04:10 - 8 minutes - 11.3 MB

Wararka Soomaaliya

Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Melbourne oo difaacay MOU Somaliland iyo Ethiopia

January 11, 2024 05:10 - 12 minutes - 17.6 MB

Iyadoo wali uu socdo muranka ka dhashay MOU ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia ayaan waraysanay Ibrahim Caydiid oo ka tirsan Jaaliyada Somaliland ee Australia taagersana heshiiskan.

Kulan lagu taageerayo dawlada Soomaaliya

January 11, 2024 04:12 - 15 minutes - 20.8 MB

Kulan lagu taageerayo mowqifka dawlada federalka ee ku aaddan MOU ay kala saxiixdeen Somaliland iyo Ethiopia.

Wararka SBS somali 11 Jan

January 11, 2024 02:41 - 3 minutes - 5.29 MB

Wararka SBS Somali

Dhaqaatiirta lacag la'aanta ah oo ku sii yaraanaya Australia

January 10, 2024 03:08 - 7 minutes - 7.08 MB

Dhaqaatiirta lacag la'aanta lagu arko oo ku sii yaraanaya Australia.

Dhaqaatiirta lacag la'aanta ah oo ku sii yaraanaya Australia

January 10, 2024 03:08 - 7 minutes - 7.08 MB

Dhaqaatiirta lacag la'aanta lagu arko oo ku sii yaraanaya Australia.

Maxay ka dhigan tahay dib u doorashada Saciid Cabdullahi Deni?

January 09, 2024 09:40 - 23 minutes - 32.2 MB

Maxaa laga filayaa madaxweyne Deni shanta sano ee soo socda?

Wararka SBS Somali 9 Janaayo

January 09, 2024 02:50 - 4 minutes - 5.74 MB

Wararka SBS Somali

Aragtiyada Jaaliyada ee heshiiskii Somailand iyo Ethiopia

January 05, 2024 02:58 - 15 minutes - 20.6 MB

Aragtiyada jaaliyada ee heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia.

Aratiyada jaaliyada ee heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

January 05, 2024 02:53 - 6 minutes - 9.03 MB

Aragtiyada heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

Aragtiyada jaaliyada ee heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

January 05, 2024 02:53 - 6 minutes - 9.03 MB

Aragtiyada heshiiskii Somaliland iyo Ethiopia

Wararka SBS Somali 6 Jan

January 04, 2024 03:28 - 4 minutes - 5.59 MB

Wararka SBS Somali 6 Jan

SBS Somali full program 3 Jan

January 03, 2024 03:59 - 55 minutes - 50.8 MB

Idaacadii oo dhamaystiran

Soomaaliya oo si kulul uga hadashay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland

January 02, 2024 21:10 - 10 minutes - 9.53 MB

Caradda ka dhalatay heshiiska Ethiopia iyo Somaliland maxaa xiga?