SBS Somali - SBS Afsomali artwork

SBS Somali - SBS Afsomali

1,823 episodes - Somali - Latest episode: 2 days ago - ★★★★ - 8 ratings

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

News
Homepage Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed

Episodes

Wararka SBS Somali Qamiis 13 Luuliyo

July 13, 2023 03:37 - 4 minutes - 3.91 MB

Wararka Australia iyo caalamka.

Somali_Settlement_Guide_StudentAcc_120723

July 12, 2023 06:08 - 11 minutes - 10.8 MB

Waa qayb kale oo ka mid ah barnaamujyadeenii taxana ahaa ee deganaanshaha, waxaana ku eegaynaa noocyada kala duwan ee goobaha ay degaan ardayda ajaaniibta ah ee dalkan Australia wax ku barta.

Xildhibaan Cali mahdi "Anigu waxaan qabaa kama aanaan soo bixin shaqadii nalaka rabay"

July 11, 2023 05:57 - 19 minutes - 18.3 MB

Xildhinaab Cali Mahdi Mohamed oo xaaladda dalka Soomaaliya uga waramay SBS Somali,

Wararka SBS Somali Talaado 11 July

July 11, 2023 05:13 - 4 minutes - 4.12 MB

Wararka Australia iyo caalamka.

Wararka SBS Somali Isniin 10 July

July 10, 2023 05:24 - 4 minutes - 4.4 MB

Wararka Australia iyo caalamka

Xuska 1 luuliyo iyo xaaladda Soomaaliya ee hadda

July 07, 2023 06:48 - 18 minutes - 16.8 MB

Xubno ka tirsan jaaliyadda melbourne oo siyaalo kala duwan uga hadlay xaaladda dalka Soomaaliya hadda ku sugan yahay.

Maxaa loo xusaa ama loo dabaaldegaa Todobaadka NAIDOC?

July 07, 2023 06:30 - 7 minutes - 7.06 MB

Waxaanu warbixintan ku eegaynaa sida NAIDOC ku bilowday iyo waxa ay hadda tahay.

SBS Somali Full Program Arbaco 5 July

July 06, 2023 03:39 - 52 minutes - 48.5 MB

Idaacadii u danbaysay oo dhamaystiran

Wararka SBS Somali July 6

July 06, 2023 03:28 - 5 minutes - 5.31 MB

Wararka Australia iyo caalamka.

Somali_Settlement_Guide_moving_050723

July 05, 2023 08:14 - 9 minutes - 8.9 MB

Sanad walba boqolaal kun oo qof oo Australian ah ayaa gobolada dalka u kala guura iyaga oo u guura shaqo, waxbarasho, qoys, hab nololeed ama inay caawimaad bulsho ka helayaan.

1da Luuliyo oo laga xusay Melbourne

July 04, 2023 07:46 - 12 minutes - 11.3 MB

1da Luuliyo oo laga xusay Melbourne

Xafladda 1da Luuliyo oo lagu qabtay Melbourne

July 04, 2023 06:36 - 15 minutes - 14.2 MB

Xaflad lagu xusayay 1da Luuliyo ayaa lagu qabtay Melbourne

Wararka SBS Somali Tallaado 4 July, 2023

July 04, 2023 04:54 - 5 minutes - 5.39 MB

Wararka SBS Somali ee caalamka iyo Australia

Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya

June 30, 2023 08:19 - 13 minutes - 12.7 MB

Isbadalka cimilada oo saamayn wayn ku yeeshay wax soo saarka cuntada Soomaaliya. Waxaa noo sharaxaya Cabdikaafi Xasan oo ah madaxa cilmi baarista Machadka Deegaanka iyo Isbadalka Cimiladda.

Dadka qaba sonkorta (diabetes) ee Australia oo aad u kordhaya

June 30, 2023 08:12 - 6 minutes - 6.4 MB

Sidee haddii aad qabto sonkor (diabetes) aad uga hortagi kartaa in kalyahu ka fariistaan?

Premiaradii hore ee NSW oo falal musuqmaasuq lagu helay

June 30, 2023 07:59 - 8 minutes - 7.43 MB

Hay'adda la dagaalanka musuqmaasuqa ee NSW ayaa ugu danbayntii soo bandhigtay natiijada baaritaan ay ku samaysay Premieradii hore ee gobolka Glayds Berejiklian iyo xildhibaan ay xiriir la lahayd.

SBS Somali full program 29 June, 2023

June 29, 2023 04:40 - 54 minutes - 49.7 MB

Idaacadii u danbaysay ee SBS Somali

Wararka SBS Somali Qamiis 29 June

June 29, 2023 04:12 - 4 minutes - 3.89 MB

Wararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka

Somalia_Settlement_Guide_Negative_280623

June 28, 2023 10:01 - 8 minutes - 7.97 MB

Negative gearing waa kalmad inta badan lala xariiriyo maalgashiga guryaha. Waxayna dhacdaa ama la isticmaalaa marka qarashaadka kaaga baxa guri maalgashi ahaan aad u gadatay uu ka bato faa’iidada kaa soo gasha.

Sheekh Ciise Muuse oo Ciidda ka waramay

June 28, 2023 06:35 - 7 minutes - 6.71 MB

“Aad iyo aad waxaan uga xumaada runtii iyadoo hadda ciid lagu jiro in dadka wadamadeenii jira ay colaad dhex taalo oo xabadu dhacayso, midba mid kale riixayo oo nacayb iyo waxyaabo aan Meesha ku jirin la keenaayo”

Wararka SBS Somali Talaado 27 June, 2023

June 27, 2023 03:30 - 3 minutes - 3.36 MB

Wararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka.

Wararka SBS Somali 26 June 2023

June 26, 2023 05:17 - 4 minutes - 4.31 MB

Wararka SBS Somali ee Australia iyo caalamka

Aftida Codka oo ka dhacaysa Australia bilaha soo socda

June 23, 2023 09:39 - 9 minutes - 8.6 MB

Australia waxaa laga qabanayaa afti loo qaadayo in dadka Aboriginalka iyo Torres Strait Islanderku cod ku yeeshaan baarlamaanka 6 bilood ee soo socota kadib markii sharci arintaas ah la uu ansixiyay aqalka baarlamaanka federalka.

Wararka SBS Somali Qamiis 22 June, 2023

June 22, 2023 04:56 - 5 minutes - 6.43 MB

Wararka SBS Somali ee caalamka iyo Australia,

Waligaa guri in lagaa kireeyo ma laguu diiday?

June 21, 2023 07:36 - 11 minutes - 10.5 MB

Dadka soo galootiga ah ee gobolka QWueensland ayaa ka cabanaya in laga hor istaago in laga kireeyo guryaha.

Baaqyo nabadeed ee dagaalka ka dhacay Garowe

June 21, 2023 07:33 - 11 minutes - 10.5 MB

Waxaa soo kordhaya baaqyada lagu doonayo in lagu joojiyo dagaalka ka dhacay Garowe.

Somali_Settlement_Guide_payrrise_210623

June 21, 2023 07:31 - 12 minutes - 11.2 MB

Settlement Guide: How to ask for a pay rise in Australia

Wararka maanta Talaado 20 June, 2023

June 20, 2023 06:10 - 5 minutes - 6.74 MB

Wararka maanta ee Australia iyo caalamka

Wararka maanta Isniin 19 June, 2023

June 19, 2023 04:58 - 5 minutes - 4.86 MB

wararka Australia ee maanta 19 June.

Boris Johnson muxuu isu casilay?

June 16, 2023 05:22 - 7 minutes - 6.53 MB

Ra'iisul Wasaarihii hore ee UK ayaa baarlamaanka iska casilaya kadib markii ay soo baxday warbixin ku eedaysay inuu si ula kac ah been ugu sheegay baarlamaanka dalkaas.

Barashada luqada Ingiriiska iyo muhiimadeeda

June 16, 2023 04:47 - 14 minutes - 13 MB

Xaflad lagu soo bandhigay fidiyow qayb ka ah barnaamujka SBS Learn English oo dadka soo galootiga ah ay ka bartaan afka Englishka. Waxaa ka qayb galay arday Soomaali ah.

Wararka SBS Somali Qamiis 15 June

June 15, 2023 05:40 - 6 minutes - 5.83 MB

Wararka maanta ee Australia iyo caalamka.

Wararka Soomaaliya ee u danbeeyay

June 14, 2023 07:57 - 7 minutes - 6.44 MB

Wararkii Soomaaliya

Somali_Settlement_Guide_Vaccinations_140623

June 14, 2023 07:02 - 11 minutes - 10.2 MB

Dadka Australianka ah ee dibadda u dhoofaya waxay u baahan yihiin tallaalo ay isaga difaacaan cudurada faafa oo aan Australia laga helin laakiin ku badan qaybo badan oo aduunka ah.

Wararka SBS Somali Talaado 13 June

June 13, 2023 05:46 - 5 minutes - 4.88 MB

Wararkii maanta oo Talaado ah bisha June 13.

SBS Somali Full Program Jimco 9 June

June 12, 2023 07:09 - 52 minutes - 47.6 MB

Idaacadii SBS Somali ee u danbaysay

Wararka SBS Somali Isniin 12 June

June 12, 2023 06:17 - 6 minutes - 5.74 MB

Wararka SBS Somali Isniin 12 June, 2023

Wararka SBS Somali Qamiis 8 June

June 08, 2023 05:45 - 6 minutes - 5.73 MB

Warkii maanta oo bisha June tahay 8, 2023

Climate change and its impact on Somalia

June 08, 2023 05:09 - 16 minutes - 15.5 MB

Isbadalka cimilada iyo saamaynta Soomaaliya.

SBS Somali Full Program Wednesday June 7

June 08, 2023 05:05 - 52 minutes - 47.9 MB

Idaacadii u danbaysay ee SBS Somali

Somali_Settlement_Guide_parenting_070623

June 07, 2023 07:26 - 10 minutes - 9.98 MB

Sida uu qorayo sharciga qoyska, xaqa badqabka ilmaha ayaa haga wadahadalka waalidka marka ay lamaanuhu kala tagaan ama ay isfuraan.

Talibaanka oo saraakiisha Australia ku casuumay dalkooda

June 07, 2023 06:40 - 7 minutes - 6.7 MB

Talabaanka oo saraakiisha Australia ku casuumay inay tagaan dalkaas si ay u baaraan danbiyo dagaal oo lagu eedeeyay askar Australian ah.

Climate change and its impact on Somalia

June 07, 2023 06:36 - 7 minutes - 6.7 MB

Sidee isbadalka cimiladu u saameeyay Soomaaliya?

Wararka SBS Somali Talaado 6 June

June 06, 2023 06:04 - 6 minutes - 5.53 MB

Wararkii maanta oo Talaado ah bisha June 6

SBS Somali News Monday 5 June 2023

June 05, 2023 05:34 - 7 minutes - 7 MB

Wararkii SBS Somali maanta oo Isniin ah 5 bisha June, 2023

SBS Somali full program Friday June 3

June 05, 2023 05:23 - 54 minutes - 50.2 MB

Idaacadii SBS Somali ee u danbaysay

Muxuu yahay sharciga laga qayliyay ee Uganda soo rogtay?

June 02, 2023 07:01 - 12 minutes - 11.7 MB

Sharci ka dhan ah dadka isku jinsiga ah ee is guursada ayaa dalal badan iyo QM ay cabaareeyeen. Sharcigan ayaa waxaa ka mid ah in dil lagu xukumo dadka lagu helo danbiyo la xariira dadka isku jinsiga ah ee is guursada.

Somali_Settlement_guide_Rent_31052023

May 31, 2023 07:19 - 11 minutes - 10.9 MB

Waqtiga hadda la joogo in ka yar 50 kun guryo kiro ayaa dalka oo dhan ka jira. Labo sano ka horna tiradaas ayaa laban laab ahayd. Iyadoo tirade guryaha banaan ayaa taariqiyan ay aad u hooseeyaan, in la helo guri la kiraysato ayaa aad u adkaatay.

Falanqaynta go'aamadii Golaha Wadatashiga Qaran

May 31, 2023 07:14 - 8 minutes - 8.18 MB

Wasiirkii hore ee wasaarada isgaarsiinta Soomaaliya Mohamed Ibrahim, ayaa nala wadaagay aragtidiisa ku aaddan go'aankii Golaha Wadatashiga Qaran.

Barnaamuj Musliiminta looga wacyigalinayo xanuunada dhimirka oo ka dhacay masaajidka Preston

May 29, 2023 04:10 - 18 minutes - 17.4 MB

Barnaamuj Musliiminta looga wacyigalinayo xanuunada dhimirka ayaa lagu qabtay masaajidka Preston ee woqooyiga Melbourne.