SBS Somali - SBS Afsomali artwork

SBS Somali - SBS Afsomali

1,823 episodes - Somali - Latest episode: 2 days ago - ★★★★ - 8 ratings

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

News
Homepage Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed

Episodes

Xildhibaanadii ugu horaysay oo Baarlamaanka Australia ku soonta

April 04, 2023 04:55 - 6 minutes - 6.29 MB

Xildhibaanadii ugu horaysay Australia oo ah muslimad hijaab xiran ayaa markii ugu horaysay taariiqda baarlamaanka federalka gudihiisa ku gudanaysa waajibka Ramadanka.

SBS Somali Full Program Friday 29 Maarso

April 04, 2023 00:06 - 51 minutes - 46.7 MB

Halkan ka dhagayso Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran

Dagaalkii qaboobaa miyaa dunida dib ugu soo noqday?

March 31, 2023 08:32 - 8 minutes - 7.95 MB

Kadib kulan ay dhawaan yeesheen madaxweynayaasha Ruushka iyo China ayaa dhashay shaki ah in dunida ay ka bilaabanayaan xulufaysi cusub iyo tartan hubka ah.

Afur uu ururka Huddle u sameeyay Jaaliyadda Soomaalida ee North Melbourne

March 31, 2023 05:34 - 14 minutes - 12.9 MB

Garabka kooxda North Melbourne u qaabilsan arimaha jaaliyadaha oo la yiraahdo Huddle ayaa xarunta kooxda ee Arden st North Melbourne ugu samaysay afur Jaaliyada Soomaalida.

Somali_Settlement_Guide_Migration_290323

March 29, 2023 08:35 - 13 minutes - 12.3 MB

Quburada xanuunka dhimirka ayaa sheegay in qaar ka mid dadka soogalootiga ah ay maraan hubaal la’aan joogto ah.

Salaanta Naziyiinta oo laga fiirsanayo in laga mamnuuco Victoria

March 28, 2023 04:46 - 6 minutes - 5.72 MB

Iyada oo hore looga mamnuucay Victoria astaamaha Naziyiinta, waxaa hadda laga fiirsanayaa in la mamnuuco salaanta gacanta la taago ee lagu yaqaanay Nazi Germany.

Maxaa iska badalay Islam-Nacaybka Australia

March 28, 2023 04:40 - 6 minutes - 5.96 MB

Waa isdee xaaladda Islam Nacaybka dalka Australia?

Halkan kala soco idaacadii u danbaysay ee SBS Somali oo dhamaystiran.

March 24, 2023 06:51 - 53 minutes - 49.2 MB

Halkan ka dhagayso SBS Somali

Sidee aftida looga qaadaa Australia?

March 24, 2023 05:56 - 4 minutes - 3.98 MB

Waxaa dhamaadka sanadkan lagu qabanayaa dalkan Australia afti shacabka lagu waydiinayo in dastuurka wax laga badalo si dadka dalka loogu yimid cod ay ugu yeeshaan baarlamaanka dalka.

SBS Somali: Wararkii u danbeeyay ee maanta iyo Soomaaliya

March 24, 2023 05:03 - 8 minutes - 7.93 MB

Idaacadii u danbaysa ee SBS Somali

Settlement Guide: After a car crash

March 22, 2023 08:06 - 12 minutes - 11.2 MB

Halkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa talaabo kasta oo aad qaadi lahayd haddii aad shil gaari oo wayn ama mid yar ku gasho Australia. Sida caawimaad loo raadsado iyo xaquuqda aad leedahay haddii shilka aad ku gardaran tahay iyo haddii lagaa gardaran yahayba.

Sheekh Cabdinur iyo Faa'iidooyinka Ramadanka

March 22, 2023 07:19 - 10 minutes - 9.39 MB

Iyada oo malaayiin Muslimiin ah caalamka oo dhan ay soomayaan ayaan Sheekh Cabdniur Sheekh Mohamed ka waraysanay faa'iidooyinka Ramadanka.

Dawlada Australia oo lagu booriyay inay caawiso dadka gaajaysan ee Bariga Africa

March 20, 2023 07:36 - 8 minutes - 7.6 MB

Gudoomiyaha Jaaliyada Soomaalida Queensland iyo Hay'ado gargaar ayaa dawlada Australia ka dalbanaya inay ka qayb qaadato gargaarka loo fidinayo dadka macaluushu saamaysay ee Bariga Africa iyo qaybo kale oo dunida ah.

Jaaliyada melbourne oo xaflad soo dhawayn ah u samaysay Dr Bashir Nuur

March 20, 2023 06:05 - 6 minutes - 5.64 MB

Dr Bashir Nur oo Jaaliyada Melbourne soo dhawaysay.

Kulanka wacyigalinta Abubakar iyo Cumar ee Melbourne

March 20, 2023 05:23 - 10 minutes - 9.26 MB

Abubakar iyo Cumar oo ah labo wiil oo walaalo ah ayaa kulan wacyigalin ah ku qabtay Melbourne.

Mohamed Catoosh 'nabadu waa inay shaqayso'

March 17, 2023 07:55 - 6 minutes - 6.15 MB

Xaalada dalka Soomaaliya iyo Jeneraal Catoosh.

Kooxaha lagaha xaqaaleeya oo gacan bir ah lagu qabanayo

March 17, 2023 06:45 - 5 minutes - 5.39 MB

Hay'addo kala duwan oo dawlada federalka Australia ayaa asaasay cutub la dagaalama lacagaha la xalaaleeyo (money laundering).

Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya

March 17, 2023 06:39 - 6 minutes - 6.13 MB

Wararka Soomaaliya ee u danbeeyay

SBS Somali full program

March 16, 2023 01:40 - 52 minutes - 47.9 MB

Idaacadii SBS Somali ee u danbaysay oo dhamaystiran

somali_settlement_guide_divoce_150323

March 15, 2023 05:30 - 14 minutes - 13.5 MB

Furitaanku wuxuu ka mid yahay walaaca ugu waayn ee qofku maro noloshiisa. Maadaama qarash lacageed iyo walaac maskaxeed uu ku baxo marka aad maxkamad aaddo. Nidaamka garsoorka Australia ayaa dhiiragaliya dhexdhexaadin iyo xal qoysku ka gaaro khilaafkooda intii la is dacwayn lahaa.

Muxuu yahay muranka uu dhaliyay Gary Lineker?

March 15, 2023 04:58 - 10 minutes - 9.96 MB

Fariin uu bartiisa twitterka ku qoray Gary Lininker ayaa muran wayn ka dhalisay dalka UK. BBC ayaa shaqada ka fariisisay ninkan hore u ahaa cayaaryow caan ah haddana falanqeeya cayaaraha.

Muumino Caynab: sicir bararka iyo qiimaha maciishada oo sii kordhaya

March 14, 2023 07:46 - 10 minutes - 9.74 MB

Sida sicir bararka iyo maciishada oo sii kacaysay ay u saamayso qoysaska Soomaalida ee Australia ayaa waxaa nooga waramaysa Muumino Caynab.

SBS Somali full program 10/03

March 13, 2023 01:15 - 51 minutes - 47.4 MB

Idaacadii u danbaysay oo dhamaystiran

Falanqayn: doorashada NSW ee 25 bishan iyo Abdikarin Agey

March 10, 2023 06:29 - 5 minutes - 5.38 MB

Falanqayn: doorashada NSW iyo Abdikarin Cagey

Australia oo soo gadanaysa gujisyo

March 10, 2023 06:25 - 5 minutes - 4.86 MB

Australia ayaa la sheegay in gujisyada badda hoosteeda mara ay ka soo gadanayso dalka Maraykanka. Tan ayaa qayb ka ah heshiiska loo bixiyay AUKUS oo dhex maray dalalka Australia, Uk iyo Maraykanka.

Naima Ibrahim oo sharaxaysa dhibaatooyin soo maray

March 08, 2023 05:57 - 20 minutes - 19.1 MB

Naima Ibrahim waxay ka hadlaysaa dhibaatooyin ay soo martay iyo sida ay uga soo gudubtay.

Australia Explained - How to get an Australian driver’s licence - How to get an Australian Driver’s License

March 08, 2023 05:27 - 13 minutes - 12.2 MB

Driving a car offers independence and increases job opportunities, but it also comes with the great responsibility of keeping roads safe. In Australia, drivers need to pass several assessments before they become fully licensed. Migrants may be eligible to convert their overseas licences to Australian ones through an abridged process, but this depends on their personal circumstances. - In aad gaari wadato waxay ku siinaysaa xoriyad, waxay kordhisaa fursadaha aad shaqo ku heli karto laakiin wax...

SBS Somali full program 03 March 2023

March 06, 2023 05:07 - 54 minutes - 49.5 MB

Idaacadii u danbaysay oo dhamaystiran

Wararka Soomaaliya iyo qasaaraha dagaalka Laascaanood

March 06, 2023 03:51 - 8 minutes - 8.16 MB

Qasaaraha ka dhashay dagaalkii Laascaanood oo la shaaciyay

Kulan loogu gargaarayo dadka ka qaxay Laascaanood

March 06, 2023 01:11 - 6 minutes - 5.74 MB

Waxaa magaalada Melbourne lagu qabtay kulan gargaar loogu codsanayo dadka ka qaxay magaalada Laascaanood.

Garaad Cabdisalaan "waan waan ma bilaabanyaso"

March 03, 2023 07:22 - 6 minutes - 5.88 MB

Xaaladda magaalada Laascaanood ayaa degan maalintii 3 aad laakiin ma jirto xabad joojin rasmi ah oo labada dhinac u dhexeeya. Garaad Cabdisalaan Xasan Maxamed waa afhayeenka Garaadada beesha degta magaalada Laascaanood.

TikTok maxaa looga mamnuucayaa dalal badan?

March 03, 2023 07:11 - 10 minutes - 9.65 MB

Dalal badan oo reer galbeed ah ayaa ka mamnuucaya shaqaalaha dawlada in App-ka Tiktok uu ku jiro aalladaha ay isticmaalaan. Australia ayaa iyaduna ka fiirsanaysa inay ku dayato dalalka ay xulafada yihiin.

Waa sidee amaanka Caasimaddu?

March 01, 2023 06:16 - 11 minutes - 10.7 MB

Waxaa caasimadda Muqdisho ku soo badanaya dilal iyadoo hay'adaha amaanka lagu dhaliilay inaysan waxba ka qaban amni darada ka jirta magaalada.

Australia oo ka walaacsan weeraradda online-ka

March 01, 2023 06:09 - 8 minutes - 7.59 MB

Australia ayaa ka walaacsan dadka dhaqamada kala duwan oo dalalkii ay ka yimaadeen handadaado iyo hanjabaado kala kulma, taas keentay in AFP ay bilowdo barnaamujiyo wacyigalin ah.

Settlement guide: Knowing first aid can save lives

March 01, 2023 06:03 - 11 minutes - 10.4 MB

Dadka Australia ee bartay gargaarka degdega ah waa 5% taas oo ah tiro aad u yar. Haddaba muhiimad intee le'eg ayay leedahay inaad barato gargaarka degdega ah (first aid).

SBS Somali full program 24 Feb 2023

February 28, 2023 05:50 - 55 minutes - 50.8 MB

Idaacadii u danbaysay oo ka kooban warar iyo warbixino

Xafiiskii adeegyada saraha dhaadheer oo dib loo furay

February 24, 2023 07:32 - 10 minutes - 9.75 MB

Kadib dhowr sano oo ay xirnaayeen xafiisyada looga adeego saraha dhaadheer ee Flemington, North Melbourne iyo Carlton ayaa la furay.

Ra'iisul Wasaare Xamsa oo furay shirka hay'adaha dhaqaalaha Soomaaliya.

February 22, 2023 12:26 - 8 minutes - 7.77 MB

Ra'iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa daah furay shir sanadeedka midowga bangiyada Soomaaliya iyo hay'adaha maaliyada ee dalka Soomaaliya, shirkan oo socon doono laba maalmood.

Somali Program, Friday 17.

February 20, 2023 06:37 - 55 minutes - 50.7 MB

Halkan ka dhagayso barnaamijkii idaacada ka baxay maalintii galabtii Jamcada 17.

How to protect your retirement fund, find lost super and what to do if moving overseas

February 20, 2023 06:03 - 10 minutes - 9.42 MB

Sida loo maareeyo macaashka qofku uu iska leeyahay, iyo hababka uu ku raadsanayo hadii ay jiraan hay'ada kala duwan oo uu macaash ka furtay, iyo sidoo kale hadii uu dibada ku noolaan rabo qofku sida uu u habaysan karo macaashkiisa.

Xaaladihii ugu danbeeyey ee dhulgariikii Turkiga iyo Syria.

February 17, 2023 09:28 - 8 minutes - 7.72 MB

Xaaladaha dhimashada ee dhulgariirkii Turkiga iyo Syria ayaa weli sare usii socda. Dhinaca kale iyadoo waqti dheer laga joogo tan iyo waqtigii uu dhulgariirku dhacay hadana weli dad nool ayaa lasoo saaray.

Muxubo Qaymaa, oo Melbourne kusoo bandhigtay hidaha iyo dhaqanka Soomaaliyeed.

February 17, 2023 09:10 - 11 minutes - 10.2 MB

Muxubo Qaymaa, ayaa farshaxankeeda hidaha iyo dhaqanka kusoo bandhigtay magaalada Melboune, si gaara Ivanhoe Library.

Dhimashada dhulgariirkii Turkiga iyo Syria oo sare usii kaceysa iyo warar kale

February 15, 2023 08:45 - 7 minutes - 7.01 MB

Dhulgariirkii Turkiga iyo Syria ka dhacay ayaa tirada geeridu sare usii socotaa, iyadoo xaalada ban'aadanimo kalen ay bilaabatay. Gargaarka dhanka Syria ayaa laba ilin loo furay. Caruurta ku wax yeelowday dhulgariirka labada wadan ayaa 7 million gaadhaya.

Dowlada Soomaaliya oo soo saartay amaro lagu hagayo ganacsiga Soomaaliya.

February 15, 2023 08:28 - 4 minutes - 4.5 MB

Gudiga Qaran ee kahotaga lacag dhaqida iyo ladagaalanka maalgalinta argagixisada ayaa soo saaray go'aano culus oo laxiriira maalgalinta argagixisada iyo shirkadaha qaybahooda kala duwan.

Maamulka Somaliland oo ka hadlay colaadda Laascaanood

February 15, 2023 08:15 - 6 minutes - 5.63 MB

Sarkaal u hadlay ciidanka Somaliland ayaa sheegay inay "u turayaan magaalada"

Australia dabaasha iyo muhimada ay leedahay in caruurta la baro

February 14, 2023 12:54 - 10 minutes - 9.72 MB

Muhimada ay leedahay marka aad ku nooshahay Australia dhexdeeda in caruurtaada aad bartid dabaasha

Australia, qaxootigii doomaha ku yimid oo dacwada dadkooda loo ogalaaday.

February 13, 2023 08:57 - 9 minutes - 8.8 MB

Wadanka Australia qaxootigii doomaha ku yimid, qaarkoodii helay degenaanshaha rasmiga ah (Permenent visa) ayaa hada loo ogolaaday in ay keensadaan dadkooda.

Somali Full Program, Friday 10.

February 13, 2023 08:35 - 56 minutes - 51.5 MB

Halkan ka dhageyso barnamijkii idaacada ka baxay habeenkii Jamcada 10 February.

Baroordiiq Muqdisho loogu sameeyey dadkii ku dhintay dhulgariirkii Turkiga iyo Syria

February 10, 2023 11:33 - 6 minutes - 6.1 MB

Maamulka Gobalka Banaadir ayaa baroor diiq ugu sameeyey Magaalada Muqdisho dadkii ku geeriyooday dhulgariirkii Turkiga iyo Suuriya

Xaalada bani'aadn oo garab socda saamaynta dhulgariirka Turkiga iyo Syria

February 10, 2023 11:20 - 10 minutes - 9.74 MB

Geerida sii kordhaysa ee uu sababay dhulgariirka ka dhacay Turkiga iyo Syria, ayaa waxaa barbar socda xaalada bani'aadanimo oo haysata dadkii ka badbaaday dhulgariirka iyo kuwii barakaca uu ku sameeyey dhulgariirku.