SBS Somali - SBS Afsomali artwork

SBS Somali - SBS Afsomali

1,767 episodes - Somali - Latest episode: 9 days ago - ★★★★ - 8 ratings

Independent news and stories from SBS Audio, connecting you to life in Australia and Somali-speaking Australians. - Warar madax banaan iyo sheekooyin kugu xiraya nolosha Australia oo ku baxa luqadaada Soomaaliga.

News
Homepage Apple Podcasts Google Podcasts Overcast Castro Pocket Casts RSS feed

Episodes

Madaxweyne Xassan Sh M oo sheegay in dagaalka Alshabaab lasii wadayo

April 17, 2024 06:49 - 8 minutes - 7.47 MB

Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud, mar uu la hadlayay ciidamo tababar ku jira, ayuu sheegay in dagaalka Alshabaab lagula jiro in uu sii socon doono.

Waraysi Abdullahi Aden iyo kaalinta Afsoomaaligu ubadka qurbaha u leeyahay.

April 17, 2024 06:09 - 17 minutes - 16.3 MB

Waraysi SBS ay la yeelatay Abdullahi Aden oo ka mida hormuudka urur Soomaaiyeed oo u dhaqdhaqaaqa arimaha dhaqanka Soomaliyeed. Xassan Jamac ayaa ka waraystay ahmiyada afka hooyo u leeyahay da'a yarta qurbaha ku dhalatay ama ku barbaatay, dadaaladooda iyo waxa ay usoo joogeen.

Sida loogu diyaar garoobo duufaanada iyo daadadka Australia

April 17, 2024 05:55 - 11 minutes - 10.4 MB

In the last decade, Australia has experienced some of its worst flooding events in recorded history. As intense rainfall has repeatedly caused river networks to overflow, some flood-prone communities have experienced catastrophic damage to infrastructure, homes and even loss of life. So, how do you know if a serious weather event is imminent, and what should you do to prepare? Who can you ask for help? And should you stay, or evacuate?

Xaflad loogu dabaaldegayo Ciida oo lagu qabtay Melbourne

April 16, 2024 09:57 - 8 minutes - 8.14 MB

Xaflada Salamfest oo lagu qabtay Melbourne.

Wararka SBS Somali 16 Abriil

April 16, 2024 03:31 - 4 minutes - 4.01 MB

Wararka SBS Somali 16 Abriil

Wararka SBS Somali 11 Abriil

April 11, 2024 03:53 - 4 minutes - 4.09 MB

Wararka SBS Somali 11 Abriil

Wararka dalkii hooyo

April 10, 2024 05:23 - 9 minutes - 9.09 MB

Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya

Dabaaldega Ciida ee Jaaliyadda

April 10, 2024 05:17 - 4 minutes - 4.53 MB

Jaaliyada Melbourne oo ciiday

Navigating the implicit right to protest in Australia - Maaraynta xaquuqda maldahan ee qofku mudaharaadi karo Australia

April 10, 2024 05:06 - 8 minutes - 3.89 MB

Every week, impassioned Australians take to the streets, raising their voices in protest on important issues. Protesting is not an offence, but protesters sometimes test the limits of the law with extreme and antisocial behaviour. The chance of running into trouble depends on where you’re protesting and how you behave. - Todobaadkasta, shacab Australian ah oo xamaasadaysan ayaa wadooyinka isugu soo baxa, iyagoo codkooda kor ugu qaadaya dibadbaxa arimo muhiim u ah. In aad dibadbaxdo ma ah danb...

Somali_Explained_right_to-protest_10042024

April 10, 2024 04:56 - 8 minutes - 8 MB

Australia explained

Wararka SBS Somali 9 Abriil

April 09, 2024 03:27 - 4 minutes - 4.41 MB

Wararka SBS Somali 9 Abriil

Idaacadii SBS Somali oo dhamaystiran

April 09, 2024 02:20 - 54 minutes - 49.7 MB

Idaacadii SBS Somali oo buuxda

Wararka SBS Somali 4 Abriil

April 04, 2024 03:42 - 3 minutes - 3.49 MB

Wararka SBS Somali 4 Abriil

Wararka SBS Somali 3 Abriil

April 03, 2024 03:21 - 12 minutes - 11.7 MB

Wararka SBS Somali 3 Abriil.

Australia Explained: Understanding bankrupcy

April 03, 2024 03:19 - 12 minutes - 11.9 MB

Understanding bankruptcy: Who's eligible , what are implications

Wararka dalkii hooyo ee Soomaaliya

April 03, 2024 03:16 - 9 minutes - 8.26 MB

Wararka Soomaaliya

Wararka SBS Somali 2 April

April 02, 2024 03:29 - 3 minutes - 3.34 MB

Wararka SBS Somali 2 April

Aragtida Jaaliyadda iyo dastuurka Soomaaliya

March 29, 2024 11:04 - 24 minutes - 22.4 MB

Codadka Jaaliyadda iyo dastuurka Soomaaliya ee muranka dhaliyay.

Wararka SBS Somali 29 Maarso

March 29, 2024 04:14 - 6 minutes - 6.14 MB

Wararka SBS Somali 29 Maarso

Wararka SBS Somali 28 March

March 28, 2024 03:28 - 3 minutes - 3.65 MB

Wararka SBS Somali 28 March

Wararka SBS Somali 27 Maarso

March 27, 2024 05:54 - 9 minutes - 8.83 MB

Wararka SBS Somali 27 Maarso

Muranka dastuurka ee ka taagan Soomaaliya

March 27, 2024 05:41 - 15 minutes - 14.4 MB

Muranka dastuurka Soomaaliya oo wali taagan.

The importance of understanding cultural diversity among Indigenous peoples

March 27, 2024 03:45 - 8 minutes - 7.46 MB

The rich diversity within the Indigenous population of Australia is a captivating aspect, defying the common misconception that all Aboriginal and Torres Strait Islander peoples belong to one homogeneous group

Afur uu sameeyay ururka Somali Community Inc

March 26, 2024 03:24 - 8 minutes - 8.21 MB

Afur ay samaysay ururka Somali Community Inc.

Wararka SBS Somali 26 March

March 26, 2024 03:19 - 4 minutes - 4.15 MB

Wararka SBS Somali 26 March

ABDIAZIZ SHIRE OO DURMARKA SOOMAALIYEED (MELBOURNE) AFUR U SAMEEYEY.

March 19, 2024 05:35 - 4 minutes - 3.99 MB

Abdiaziz Shire Ismaciil, ayaa xaafada Felemington afur ugu sameeyey dumarka Soomaaliyeed. Abdiaziz, waa mulkiilaha makhaayada Zahra Kitchen.

MUNAASABADA AFURINTA DUMARKA OO FELEMINGTON KA DHACDAY.

March 19, 2024 05:07 - 9 minutes - 8.82 MB

Abdiaziz Shire, ahna mulkiilaha Zahra Kitchen ayaa munaasabad afura u sameeyey dumarka Soomaaliyeed.

WARARKA SBS SOMALI 18 MAARSO.

March 18, 2024 02:34 - 4 minutes - 4.19 MB

WARARKA MAANTA SBS SOMALI

Wararka SBS Somali 14 Maarso

March 14, 2024 02:46 - 4 minutes - 4.01 MB

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 14 Maarso

March 14, 2024 02:46 - 4 minutes - 4.01 MB

Wararka SBS Somali

SBS Somali Full Program 13 March

March 13, 2024 03:38 - 1 hour - 55.3 MB

SBS Somali Full Program 13 March

Wararka Soomaaliya ee maanta 13 Maarso

March 13, 2024 03:09 - 8 minutes - 7.35 MB

Wararka Soomaaliya

Faa'iidooyinka bisha barakaysan ee Ramadan iyo Sheekh Magan

March 12, 2024 05:50 - 15 minutes - 14.4 MB

Waxaa maanta oo bisha Maarso tahay 12 bilowday bisha barakaysan ee Ramadan. Sheekh Abdirahman Magan ayaan ka waraysanay.

Wararka SBS Somali 12 Maarso

March 12, 2024 03:16 - 3 minutes - 3.4 MB

Wararka SBS Somali 12 Maarso

Maalinta haweenka ee caalamiga ah iyo Muumino Caynab

March 08, 2024 09:45 - 7 minutes - 6.77 MB

Internationla Womens Day waa maalinta loo dabaaldego maalinta haweenka oo la xuso xaquuqda iyo qaybta ay haweenku ka qaataan bulshada.

Wararka SBS Somali 7 March

March 07, 2024 03:22 - 3 minutes - 3.51 MB

Wararka SBS Somali 7 March

Wararka Soomaaliya ee maanta 6 Maarso

March 06, 2024 03:59 - 8 minutes - 7.77 MB

Wararka Soomaaliya ee maanta

Australia Explained: The higher Education Loan Program

March 06, 2024 03:28 - 9 minutes - 8.99 MB

Australia Explained: how to access HELP?

International Women's Day with Saado Abdikarim

March 06, 2024 03:24 - 16 minutes - 15 MB

Maxay yihiin caqabadaha haysta haweenka Soomaalida qurbaha?

Wararka SBS Somali 5 March

March 05, 2024 02:41 - 4 minutes - 4.44 MB

Wararka SBS Somali

Wararka SBS Somali 29 Feb

February 29, 2024 03:06 - 4 minutes - 4.18 MB

Wararka SBS Somali 29 Feb

What is the cultural significance of First Nations weaving?

February 28, 2024 04:07 - 8 minutes - 3.85 MB

What is the cultural significance of First Nations weaving?

Maxay Muslimiintu u qaadaceen Premiers Iftar Dinner?

February 28, 2024 04:02 - 8 minutes - 3.81 MB

Maxay Muslimiintu u qaadaceen Premiers Iftar Dinner?

Wararka SBS Somali 27 Feb

February 27, 2024 02:33 - 4 minutes - 3.86 MB

Wararka SBS Somali 27 Feb.

Jaaliyadda Holland oo ka dibad baxday Ethiopia

February 23, 2024 09:06 - 7 minutes - 6.48 MB

Jaaliyada Holland oo ka dibad baxday MOU dii Ethiopia iyo Somaliland.

Falanqaynta Jimcada iyo Isse Dholawaa

February 23, 2024 05:20 - 16 minutes - 15.3 MB

Arimihii ugu waaweynaa Soomaaliya iyo Isse Dholawaa

Qodabadii ugu waaweynaa wararka Soomaalidda iyo Mohamud China

February 23, 2024 00:00 - 16 minutes - 14.8 MB

Qodobadii todobaadka ugu waynaa Soomaaliya

Wararkii u danbeeyay ee Soomaaliya 23 Feb

February 22, 2024 23:33 - 9 minutes - 8.82 MB

Wararka Soomaaliya

Wararka SBS Somali 22 Feb

February 22, 2024 03:31 - 4 minutes - 3.79 MB

Wararka SBS Somali 22 Feb

Melbourne City Council oo u codeeyay xabad joojinta Gaza

February 21, 2024 03:27 - 10 minutes - 9.25 MB

Golaha deegaanka Melbourne ayaa cod u qaaday xabad joojin looga dhawaaqo Gaza. Waxaan ka waraysanay Halimo Ahmed.